Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025 admin
Qodobo laga soo saaray shirkii Soomaaliya iyo UK Dalka UK waxaa ka dhacay shir ay yeesheen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha UK Rishi Sunak, kuwaas oo shirkooda ka soo saaray war-murtiyeed ka kooban afar qodob. Qodobbada ugu muhiimsan waxa ka mid ah arrimaha nabad galyada, dowlad wanaagga iyo la qabsiga cimillada is […]

14th May 2025 admin
Dagaal ayaa saakay waxa uu ka dhacay Buqdharkayn, sarinta iyo Yayle. Dagaalka ayaa markii hore ku billowday qaab tuurtuur ah, balse markii danbe ayuu isku beddelay dagaal toos ah. Inta la xaqiijiyey maamulka Goboleedka Hargaysa waxa laga qabtay 25 maxaabiis ah, gawaari waaweeyn oo tikniko ah iyo qoryo badan oo fudud,waxaana daadsan meelihii lagu dagaalamay […]

14th May 2025 admin
Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Puntland Mudane Caarshe Maxamed Siciid iyo Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee Somalia Mudane Axmed Juma Al Rumaithi ayaa si rasmi ah u daahfuray wejiga koowaad ee mashruuca Koronto ka dhalinta cadceedda (Solar Power Plant) ee magaalada Boosaaso, kaasi oo ay maalgelisey Dowladda Imaaraadka.

14th May 2025 admin
UK ‘oo $100 milyan ku bixineysa’ mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK Rishi Sunak magaalada London sida ay sheegtay Villa Somalia. War-saxafaadeed kasoo baxay madaxtooyada ayaa lagu sheegay in madaxweynaha uu soo bandhigay sida Soomaaliya “ay mudnaanta u siinayso in mashaariicda gargaarka degdegga ah […]

14th May 2025 admin
Ra’iisul wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa magaalada London ka furay shir caalami ah oo lagu sugayo amniga cuntada. Shirkan ayaa ah mid ay iska kaashadeen Britain, Somalia, iyo Imaaraadka Carabta (UAE) iyo sidoo kale hay’ado ay ka mid yihiin Bill and Melinda Gates Foundation. Hadaba Madaxweeyne Xasan Shiikh ayaa qudbad ka jeediyey shirka loog hadlayo […]

14th May 2025 admin
Jabhadda SNM, markii looga adkaaday gobolka Sool xagee ayeey ku abtirsadeen