Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th May 2025  admin  

“SHIRKII LONDON WAXBADDAN AYAA KU DHEX QARSOONAA

12th May 2025  admin  

Prof Cabdi Samtar ” Madaxweynaha waxaan ku oran lahaa Soomaalina ku leedahy Masaajidka Ciyaarta & Ruwaayada ka dhaaf”

12th May 2025  admin  

Ra’isul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Kismaayo Ra’isul Wasaaraha dowladda Federaalka Xamsa Cabdi Barre ayaa safar la xiriira ‘u kuurgelidda xaaladaha bini’aaddantinimo ee ka dhalatay daadadka El-nino oo saameyn xooggan ku yeeshay Jubaland, dardar-gelinta howl-galka wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab’ ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubaland. Ra’isul […]

12th May 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 11-aad ee Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa waxaa soo xaadiray 48 mudane, waxaana looga hadlay arrimaha Siyaasadda Puntland, […]

12th May 2025  admin  

Sidee ku noqotay Garowe Caasimadda Puntland? sasbtii maalintaa jirtay ee loogu doortay sax ma ahayd? Intaan maamulka Puntland la dhisin ayaa beesha Majeerteen waxay shir ku qabsadeen magaalada Qardho ee gobolka Bari. Shirkaas ayaa ku dhamaaday Khilaaf,   ka dib markii Chairmaankii iyo Taliyihii Ciidamada SSDF  Allah ha wada naxariistee  Cabdulaahi Yuusuf iyo CabdiRizaaq Xaaji is mari waayeen, Markii uu shirkaasi […]

12th May 2025  admin  

Markab ay leedahay Israa’iil oo waxyeelo gaartay ka dib weerar looga shakisan yahay Iiraan Wakaaladda wararka ee AFP ayaa qortay in Markab xamuul ah oo ay leedahay Israa’iil ay waxyeello ka soo gaartay weerar looga shakisan yahay in ay fuliyeen ciidamada ilaalada kacaanka Islaamiga ah ee Iran xilli uu marayay badweynta Hindiya, sida maanta uu […]