Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
24th January 2025 admin
Xabiibo Aadan Madoobe, ayaa aabaheed oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanka ku daray Guddiga Istaatikada Qaranka Soomaaliya. Maant oo ay ahayd in madaxda Soomaaliyeed ay qaataan Ma’suuliyadda ceebta ku dhacday Qaranka Soomaaliyeed oo weligeed tusaale xun loo soo qaadanayo, ayaa waxa taa ku bedeleen in Gudoomiyihii Barlamaanka uu magcaabo gabadhii uu dhalay, halka ku xigeenkiisiina uu xil […]
24th January 2025 admin
Garoowe, Augusto 03, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta oo taariikhdu tahay 03 August, 2023 soo saaray qoraal ku saabsan muddeynta Ansixinta Xubnaha Guddiga Doorashada Puntland Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu: – MARKUU ARKAY: – Dastuurka Dawladda Puntland Qodobka 113-aad, farqadiisa 1-aad. MARKUU TIXGELIYAY: – Baahida loo qabo Ansxinta Xubnaha […]
24th January 2025 admin
Bahda Allsanaag waxy Hamblyo meher u dirayaan Prince Cali SHIRE suldaan Siciid iyo Marwdiisa Ladia Mahdi Said oo ku aqal galay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag
24th January 2025 admin
Ehelkii Gudoonka Baarlamaank oo shaqo buuris loo sameeyey Madaxweyne Xassan Culusoow oo kujira in guddoonka golaha shacabka la aamusiyo si aysan Xukuumadda ula xisaabtamin, ayaa amray in, in gudoomiye Kuxigeenka 1-aad ee golaha shacabka Federaalka Sacdiya Salaad wiilka ay u tahay eedada ee Max’ed Cabdullaahi Salaad laga dhigo Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Qaxoogiga iyo barakacayaasha.Sidoo […]
24th January 2025 admin
Dad ay ku jiraan Soomaali oo laga masaafurinayo Turkiga Mas’uuliyiinta Turkiga ayaa sheegay inay dalkooda ka saarayaan in ka badan hal milyan oo qof oo ah soo-galooti u dhashay Suuriya oo aan sharci rasmi ah ku joogin dalkaasi. Sidoo kale mas’uuliyiinta socdaalka ee Turkigu waxay bilihii ugu dambeeyay qaadeen ololeyaal lagu beegsanayo dadka Afrikaanka ah […]
24th January 2025 admin
Kenya ayaa sheegtay in ay waddo qorshe ay dadka deegaannada Waqooyi Bari uga qeybgalinayso dagaalka ay kula jirto ururka al-Shabaab ee weerarrada ka geysta gudaha waddankeeda. Wasaiirka amniga gudaha Kenya, Kithure Kindiki, ayaa sheegay in qaabka dowladda Soomaaliya ay bilihii dambe ula dagaallamaysay al-Shabaab oo ay u adeegsatay dadka deegaanka ay iyaguna sameyn doonaan. “Xalka […]