Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd May 2025 admin
Baarlamanka Puntland oo ku gacan sayray go’aanka Maxkamadda Sare Baarlamanka Puntland ayaa ka hor ymid go’aanka kasoo baxay maxkamadda dastuuriga ee Puntalnd, kaasi oo ay ku diidday muddo kororsi ay sameysteen xildhibaannada golaha wakiillada. Arrintan ayaa uga sii daraysa xiisadda siyaasadeed ee salka ku doorashooyinka ee ka taagan Puntalnd.

3rd May 2025 admin
Shukumaan kaamirooyin qarsoon lagu dhex qariyay oo suuqa lagu iibinayo Kaamirooyin lagu dhax qariyay dharka sida shukumanka qubeeyska oo kale ayaa lagu iibaya suuqada Amazon,in kasta oo shirkadda arrintan horey lagu dacweeyay. BBC-da ayaa argtay shukumaan lagu dhajiyay kaamiro, waana arrin ay si weyn walaac uga muujiyeen dadweynaha. Garsoore Maraykan ah ayaa dhawaan go’aamiyay in […]

3rd May 2025 admin
Maamulka Goboleedka Hargaysa siyaasiyiintooda intii ay ka fakirayeen Laascaanood ayaa amni xummo baahsan waxeey ka socotaa magaalada Hargaysa. Cabashadii ugu danbaysay waxeey ka timid wadayaasha gawaarida tagaasida, iyaga oo sheegay in inta la kiraysto markaa laga dhaco gaariga ama waxa uu jeebadaha ku sito.

3rd May 2025 admin
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shirka Amniga Soomaaliya oo diiradda lagu saari doono amniga iyo xasilloonida Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa kulammo gaar gaar ah la qaadan doono qaar kamid ah madaxda shirkaas ka qeyb-galayso.

3rd May 2025 admin
Maxaa dhex maray wasiir Turki ah iyo weriye su’aal ka weydiiyay wiilka madaxweynaha Soomaaliya? Wasiirka Caddaaladda Turkiga Yılmaz Tunç ayaa ayaa ka gaabsaday su’aal laga weydiiyay wiilka madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku lug lahaa shil u uku dhintay bajaajle dalkaas u dhashay oo lagu magacaabo Yunus Emre Göçer. Wasiir Tunç ayaa yiri, “waxaan […]

3rd May 2025 admin
Axdi iyo kitaabkii ninka oofin waayow