Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
3rd December 2024 admin
Aamina: Xanuunka Alle ayaa keena laakiin waa nala takooraa oo guryaha xitaa nagalama kireynayo Xuska maalinta xanuunka HIV/AIDS-ka, oo adduunka sannad kasta laga xuso kowda bisha diisambar, iyadoo hal-kudhiga sanadkan ee xuska caalamiga laha dhigay” Raac wadada saxan: Caafimaadkayga, Xaquuqdayda” meelaha xuskan maanta lagu qabtay waxaa ka mid ahaa magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyada Iskeed Madaxbannaanida […]
3rd December 2024 admin
3rd December 2024 admin
Ciidan Qarsn oo la sheegtaa Somaliland ayuu u shaqayn lahaa Daawo; @FarahMaalimM : Axmed Madoobe Oo la Nabcaa'' Xasan Ayaa dad u sameeyey'' pic.twitter.com/rdhYP4J9ST — Suleiman Hashi (@SuleimanHashi) November 30, 2024
3rd December 2024 admin
Dhaqankii Xumaa ee kooxda Xasan Culusoow nafta bidi jireen, oo laga rasystay ee ahaa in belaha Hawiye midba maalin inta talafishanka la hor keeno lagu kicin jiray bulshada ayaa l aga bilaabay beesha Ajuraan
3rd December 2024 admin
Hawiye, 1991 ayuu Daarood ka adkadeen, dastuurka aanu maanta doonayo inaan qorno mar hore ayeey ahayd inaan qorno ilaa qofka guulaysta ayaa sharciga looga danbeeyaaye Taliyaha ciidabka Sirdoonka Soomaaliya, Sanbalooshe ayaa sheegay in beesha Hawiyec ay ka guulaysteen Somaali inteeda kale, sidas awgedna Dastuurka ay maanta doonayaan inay qoraan ay ahayd in mar hore qoraan. […]
3rd December 2024 admin
Hamza oo Nairobi kaga qeyb galay shir looga hadlyay khilaafka Jubaland iyo DFS iyo qodobada ka soo baxay. #S XASAASI: RW Hamza oo Nairobi kaga qeyb galay shir looga hadlyay khilaafka Jubaland iyo DFS iyo qodobada ka soo baxay. #Somalia pic.twitter.com/0kfQuGslyo — Kulan Post (@kulanpost) November 30, 2024