
17th June 2026 admin Category :
3′ Askari oo ka tirsan Ciidamada Difaaca Dowlada Puntland oo lagu soo Daweeyey Dalka Hindiya ayaa maanta lagu Soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Boosaaso Kuwaas oo markoodii Hore ku dhaawacmay Dagaalka lagula Jiro Kooxda Argagixsada Daaciish Buuraha Calmiskaad







