Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th May 2025 admin
Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo garab istaagtey Soomaaliya Bayaanka ayaa lagu sheegay muhiimadda ay leedahay u hoggaansanaanta mabaadi’da deris-wanaagga, lagana fogaado wax kasta oo xiisadda iyo colaadaha gobolka sii kordhinayo oo laga shaqeeyo nabad-gelyada iyo xasilloonida gobolka, taasoo gacan wanaagsan ka geysanayso horumarinta iskaashiga iyo isdhexgalka dalalka gobolka.

12th May 2025 admin
Afhayeenka xoghayaha guud ee QM oo ka hadlay is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe ayaa ka hadlay is-afgaradka ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Itoobiya, kaasi oo ay si aad ah ay uga hortimid Dowladda Federaalka Soomaaliya. Is-afgaradkan ayey Somaliland ku sheegtay inay marin-badeed 20 km ah kaga kiraynayso Itoobiya muddo 50 […]

12th May 2025 admin
Shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac sababtay oo ka dhacday Laascaanood Shaqaaqo dhismasho iyo dhaawac sababtay ayaa saaka ka dhacday Dhanka Bari ee magaalada Laascaanood, gaar ahaan Maraaga, taasi oo sababtay dhimasho iyo dhaawac, sida ay sheegeen dadka degaanka

12th May 2025 admin
Faahfaahin ka soo baxaysa Helikobtar u gacan gashay Al Shabaab oo ay ajnabi la socdeen Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dayaarad ay Qaramada Midoobay leedahay oo ka soo duushay Beledweyne, kuna sii jeedday Wisil, ay ku degtay deegaan ka tirsan gobolkaas oo ay gacanta ku hayaan kooxda Al Shabaab. Dayaaradda oo […]

12th May 2025 admin
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Guud ee QM oo ka wada hadlay xaaladda Gobalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka ay ku wada xiriireen Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres ayaa kala hadlay xaaladda gobolka iyo xasillooni darrada ay abuurayso damaca iyo xadgudubka Itoobiya ee ka dhanka ah […]

12th May 2025 admin
Beesha Gaashaanbur ayaa noqotay beeshii ugu horreysey ee qabata kullan lagu soo dhaweynayo dib u doorashada Madaxweynaha dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni