Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
22nd January 2025 admin
Nolosha gudaha tareenka raaxada ee aanay xabbadu karin ee uu ku safrayo Kim Jon Un Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa la soo werinayaa in uu ku sii jeedo magaalada dekadda ah ee Vladivostok ee dalka Ruushka xilli uu ku safrayo tareen ah nooca aan xabbadu karin, si uu ula kulmo madaxweyne Vladimir Putin. […]
22nd January 2025 admin
Kenya oo gaabisay muddada lagu heli karo baasaboorka iyo kibaandhada Dawladda Kenya oo hal sano ay kasoo wareegtay xilligii la doortay ayaa isbeddellada waaweyn ee ay waddo waxa ka mid ah adeegyada helitaanka sharciyada, sida baasaboorka iyo aqoonsiga oo muwaadiniinta waddankaasi ay cabashooyin ka muujiyeen waqtiga lagu qaato sida gobolka Soomaalida.
22nd January 2025 admin
Beesha Xinif tire ee Direed oo sheegtay inay sida Sure soo caan baxaan. Iyaga oo beesha barkeed hal muuqaal soo wada galeen
22nd January 2025 admin
Suldaanka guud ee Beesha Geri Koombe oo siwayn loogu soo dhoweeyay magaalada Laascaanood. Suldaanka guud ee Beesha Geri Koombe oo siwayn loogu soo dhoweeyay magaalada Laascaanood pic.twitter.com/e6ge40WwNw — Gaas J Keey (@YonisYasin1) September 8, 2023
22nd January 2025 admin
Waa sidee xaalka sheekh Umal oo la sheegay inuu xanuunsanayo? Waxaa maanta hal mar warbaahinta bulshada ee Soomaalida ku soo dhex dhacay warka ah in Sheekha Soomaaliyeed ee Lagu magacaabo Maxamed Cabdi Umal uu aad u xanuusan yahay isla mar ahaantaana gaadhay heer uu awoodi waayo in uu salaadda dhammaysto, balse warkaas ayaa dib laga […]
22nd January 2025 admin
Maxkamada Sare Ciidamada Puntland oo xukuntey aragagixiso ka soo jeeda degmada Ceerigaabo