Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th March 2025 admin
Koox ‘burcad ah’ oo doon kale ku afduubatay xeebaha Puntland Doon nooca kalluumaysiga ah oo Iran laga leeyahay ayaa shalay koox Burcad ah ay ka afduubteen xeebta degmada Qandala ee Gobolka Bari, waxaana ciidamada dhanka Badda ee Puntland sheegeen in ay ku bexeen, laakiin wali wax war ah kama soo bixin afduubka doontan. Waa doontoo […]

12th March 2025 admin
Maxay tahay gabadha muranka ka dhex dhalisay nin iyo xaaskiisii hore? Ciidamada booliska Gaalkacyo ee Puntland ayaa sheegay inay ku guulaysteen inay dib ugu celiyaan gabar yar oo sanad iyo bar sano jira hooyadii dhashay ka dib howlgal ay iska kaashadeen ciidamada booliska ee Galmudug. Gabadha ayay sheegeen inuu idin la’aan qaatay nin qabi jiray […]

12th March 2025 admin
16 dhallinyaro ah oo la waayay: ‘Curadeydu markii ugu dambeysay waxay i tiri ‘nolol ama geeri’ oomaalida tahriibka ku gala Yurub iyagoo isticmaalaya doomaha yaryar, intooda badan waxa ay ka baxaan dalalka Turkiga iyo Libya halkaas oo ay ka galaan Talyaaniga iyo Giriigga. Bilihii lasoo dhaafay kumannaan tariibayaal ah ayaa ka baxayay dalka Tunisia xilli […]

12th March 2025 admin
Sida ‘markabkan Isra’iil’ uga badbaaday Soomaalida hubeysan iyo waxa ay sameeyeen ciidamada Mareykanka Koox hubeysan oo Mareykanku ku tilmaamay inay yihiin ‘Soomaali’ ayaa weeraray markab la la xiriirinayo Israel, oo marayay meel ku dhow xeebaha Soomaaliya. Weerarkaas oo dhacay axadii ayay hada kasoo baxday faahfaahin dheeraad ah, oo aan horay loo haynin. Markabka oo ah […]

12th March 2025 admin
Guddii ay beesha Majeeteen isaga hooseeyaan ayaa loo saaray Mucaaradka Puntland ee Xisbiga 66 Siyaasiyiinta beesha Ciise Maxamuud ee aan lahayn Xisbi ay ku tartmaan , diidayna in doorashaddii dhowaaan la qabtay ee golaha degaanka degmooyinka Puntland lagu qabto Gobolka Nugaal, oo ku doodaya in Cismaan Maxamuud iyo Cumar Maxamuud ay mid labo goor soo […]

12th March 2025 admin
PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMUD OF SOMALIA IS REPORTEDLY ENGAGED IN IMPEACHABLE CONSPIRACY President Hassan Sheikh Mohamud (HSM) of Somalia is reportedly engaged in a dangerous conspiracy against his own country, a national threat against the unity of Federal Republic of Somalia. According to an informed and reliable news source in London, UK, President Hassan Sheikh Mohamud and his […]