Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th March 2025  admin  

Baarlamanka Puntland oo muddada kororsaday Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ugu horeyn, waxaa Goluhu isla qaatay in fadhigu sii […]

12th March 2025  admin  

Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Caruurtii, Qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee eedo Saynab Maxamed Xaaji Faarax oo maalintii shalay ku geeriyootay dalka Hindiya . Waxaan si gaar ah tacsi ugu diraynaa Adeer Maxamed Warsame Awaare oo ay ahayd Xaaskiisa Waxaanu Marxuumadda Allah uga baryayanaa inuu Janaddii Fardowsa […]

12th March 2025  admin  

Go,aankii maanta soo baxay maahayn mid sax ah , anoo dadkeyga u daneenaya waxaan ku dhawaaqayaa in 8, Jan, 2024 ay doorasho dhacayso……\

12th March 2025  admin  

Maxay tahay sababta Laascoonood middi loogu dilay ayeeyo Soomaaliyeed oo 75 jir ah? Waxaa magaalada Laascaanood ka dhacay dhacdo hadal hayn dhalisay oo ku saabsan haweeneey da’ ah oo la sheegay in Minid lagu lagu dilay. Dhacdadaan ayaa horseedday muran ku saabsan in haweeneyda loo dilay aano qabiil sida dadka qaar ee baraha bulshada ku […]

12th March 2025  admin  

Maxaa sababay ololaha ka dhanka ah Biden ee ay wadaan Muslimiinta iyo Soomaalida Mareykanka? Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta Maraykanka oo ka kala socda lix gobol ayaa wacad ku maray inay abaabuli doonaan bulshooyinka Islaamka si ay uga soo horjeensadaan dib u doorashada madaxweynaha Mareykanka Joe Biden. Waxaa ay sheegeen in go’aankan ay qaateen kadib markii ay arkeen […]

12th March 2025  admin  

WAR-SAXAAFADEED : SHIRKA MADAXWEYNAHA IYO XISBIYADA SIYAASADDA PUNTLAND. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday maanta ilaa iyo caawa ayaa looga hadlay dardargelinta dhameystirka Doorashooyinka hal qof iyo hal cod ee Golaha Wakiilada, Madaxtooyada iyo saddexdii degmo ee ka harsanaa Doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka ee Gobolka […]