Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
22nd January 2025 admin
Shan goobood oo loo dalxiis tago oo ku yaalla dhulka Soomaalida Gobolka Sanaag wuxuu leeyahay goobo caan ka noqday gayiga Soomaalida, kuwaas oo badankood ah kuwa loo dalxiis tago. Hadaba waxaan idiin soo gudbineynaa shan meelood oo laga yaabo inaad qaarkood horay u maqashay ama aad booqatay. Caraweelo Sheekada Caroweelo waa mid shaac ka ah […]
22nd January 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha uu ka socdo shirka Qaramada Midoobay ee New York kula kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Antony Blinken, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka. I […]
22nd January 2025 admin
Wasiirka Qorshaynta Puntland Hon. Mohamed S. Farole ayaa sheegay in Puntland ay leedaha Teesare aqoonsi oo casri ah oo in muddo ahba ay Soomaalidu qaadanaysay. Wuxuu intaa sii raaciyey haddad tahay Somali, meel kasta aduunka kaga dhaloo waa kuu banaan yahay inaad ka qaadato aqoonsiga Soomaaliniada Puntland . Sababtoo ah waxaan aaminsanahay in Somaliya ay […]
22nd January 2025 admin
Dowladda UK oo taagero u fidisaday ciidanka Soomaaliya Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday lacag dheeraad ah oo dhan 5 milyan oo gini oo loogu talagalay taageerada Ciidamada Ammaanka Soomaaliya, taas oo loo marinayo Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS). Lacagtan cusub ayaa lagu shaaciyay kulan dhex maray La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Xuseen Sheekh Cali […]
22nd January 2025 admin
Nin la sheegay inuu ‘geeriyooday 50 sano ka hor’ oo dib u soo laabtay Joseph Odongo wuxuu ahaa 30 jir markii uu ka tegey aqalka reerkooda ee ku yaalla tuulada Riwa ee gobolka Homa Bay 1972. Muddo 50 sano ah reerkiisu waxba kama aysan ogayn halka uu ku sugnaa ilaa iyo 14ka bishan markii uu […]
22nd January 2025 admin
Deeq kale oo soo gaartay Soomaaliya, hase ahaayee aaan Muqdisho soo dhaafi doonin sidii caadadu ahayd Munaasabadd Kooban oo maanta ka dhacday Dekadda weyn ee Magalaada Muqdisho ayaa Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA mudane Maxamuud Macalim Cabdulle waxa uu dowladda Qatar kala wareegay deeq Gargaar mucaawino ah. Mucaawinadan ayaa gaaraysa 150-Tan oo […]