Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
22nd January 2025 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusoow oo caawa kulan wadatashi ah oo looga arrinsaday dardar galinta dagaalka Khawaarijta la qaatay guddoonka iyo Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howlgala furimaha dagaalka ayaa markale adkeeyay in ummadda soomaaliyeed ay u midoobaan halka Cadow ee dalkeennu leeyahay.
22nd January 2025 admin
Gollaha deegaanka Magaalada St.Paul ee Magaalo madaxda Gobolka Minnesota ayaa maantay meel mariyey qarar ay ku aqoontanayaan doorashadii dhawaan ka dhacday Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool lagu yagleeyey Maamulka khaatumo SSC.Gollaha deegaanka ayaa kaloo sheegay in Magaalada Laascaanood & magaalad St.Paul ay dhex-mari-doonto cilaaqaad dhaqan dhaqaale oo labada bulsho hormarkooda ku fooggan #SSC-Khaatumo State we […]
22nd January 2025 admin
Wasiir Dhabancad: Dawlada Federalka waxay xanibtey mashaariic arrimo siyaasadeed darteed – Q2aad Wasiir Dhabancad: Dawlada Federalka waxay xanibtey mashaariic arrimo siyaasadeed darteed – Q2aad
22nd January 2025 admin
R/W Xamsa oo kulan doceed kula yeeshay xarunta QM Agaasimaha Maamulka Bankiga Adduunka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay Agaasimaha Maamulka Bankiga Adduunka, Anna Bjerde, oo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dhinac iyo taageerada Bankigu siiyo Soomaaliya, taasi oo u gogol […]
22nd January 2025 admin
Maxaa ku qoran buugga Puntland ee mas’uulka loo ceyriyey Wasaaradda waxbarashada ee Puntland ayaa shaqada ka joojisay agaasime-waaxeedka tayo dhowrka iyo manaahijta, Cabdulqaadir Yuusuf Nuux, sababo la xiriira buug iskuullada laga dhigo oo la mamnuucay. Warqadda shaqo ka joojinta waxaa ku saxiixnaa Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax oo ah wasiir ku xigeenka waxbarashada iyo tacliinta sare ee […]
22nd January 2025 admin
Biden oo digniin u jeediyey Netanyahu ka dib kulankoodii ugu horeeyey Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Arbacadii kula kulmay magaalada New York, ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, si uu ugala hadlo qodobo ay ka mid yihiin, tallaabooyinka deegaan ballaadhsiga ah ee ay Israa’iil ka waddo daanta galbeed ee la haysto, iyo isku dayada uu […]