Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
22nd January 2025 admin
magaalada dadka ku dhinta aan lagu aasin Magaaladan ku taalla dalka Norway oo ka tirsan qaaradda Yurub ayaa waxaa qiyaas ahaan ku nool ilaa 3000 oo qof. Magaaladan oo la yirahdo Longyearbyen ayaa ah jasiirad ku taala bartamaha dalka Norway waxaana khasab ah in qofkii ku xanuunsadaa gudaha magaalada uu isaga baxo haddii uu ku […]
22nd January 2025 admin
Hoos u dhac ku yimid dhaqaalaha SNM Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ay sheegtay in ganacsiga magaalada Wajaale uu hoos u dhacay, taasina ay saamayn ku yeelatay dhaqaalaha Somaliland. Dhinaca kalena dhaqaaleyanada Somaliland ayaa iyaguna qaba in hoos u dhaca dhaqaalaha ay raad ku leeyihiin colaadaha ka taagan gobolka iyo duruufo dhaqaale oo ka jira guud ahaan […]
22nd January 2025 admin
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Karaash ayaa ka qayb galay xafladda soo bandhigista waxqabadkii guddigii KMG ahaa ee doorashooyinka Puntland ee (TPEC) iyo Xiritaanka Doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka Puntland.
22nd January 2025 admin
Waa kuma ganacsadaha lagu eedeeyay inuu hub u soo iibiyay al-Shabaab ee la la’yahay? Warbaahinta gudaha Kenya gaar ahaan Daily Nation ayaa soo tabisay in la la’yahay halka jaan iyo cirib uu dhigay ganacsade lagu magacaabo Zakariya Kamaal Suufi Abashiekh oo horay ugu eedeysnaa inuu hub Shiinaha uga soo iibiyo kooxda al-Shabaab. Warbaahinta Daily Nation […]
22nd January 2025 admin
Dhowaan markii wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliyeed Xasan Culusoow lagu sheegay in Soomalida ku nool wadamada deriska ah ay inoo egyihiin oo luqadda Af Soomaaliga ku hadla aanay heli karin dhlashada Soomaalinamada, ayaa in badan oo Soomaalida ka mid ah waxay sugayeen Jawaabta uu ka bixiyo RW Xamze oo isaga ruuxaddiisa Soomaalinimadiisa sida […]
22nd January 2025 admin
Maxaa kasoo baxay wahadalladii madaxweyne Xasan Sheekh iyo Lloyd Austin oo Jabuuti ku kulmay? Xoghayaha Gaashaandhigga ee Maraykanka Jeneraal Lloyd Austin ayaa dalka Jabuuti kula kulmay madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka madaxweynaha iyo xoghayaha gaashaandhigga ayaa imanaya iyadoo meel qaraar uu marayo dagaalka dawladda Soomnaaliya ee ka dhanka […]