Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th March 2025 admin
Soomaaliya oo diiday war-saxaafadeed ay IGAD kasoo saartay xiriirka Itoobiya Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan ku qanacsanayn kana xumaatay war-saxaafadeed kaasoo baxay maanta Xoghayaha Guud ee urur goboleedka IGAD Dr Workneh Gebeyehu, kaasi oo ugu baaqayey Soomaaliya iyo Itoobiya inay ka wada shaqeeyaan sidii si nabad iyo saaxiibtinnimo ah ugu dhammayn lahaayeen xaaladda kasoo cusboonaatay […]

14th March 2025 admin
Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) ayaa caawa kulan deg deg ah ka yeeshay is-afgarad ku sheega dhexmaray maamulka Somaliland iyo Dawladda Itoobiya oo xadgudub ku ah madaxbanaannida iyo gobannimada Soomaaliya. Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) ayaa caawa kulan deg deg ah ka yeeshay is-afgarad ku sheega dhexmaray maamulka Somaliland iyo Dawladda Itoobiya oo xadgudub ku ah madaxbanaannida […]

14th March 2025 admin
Nacabkayagaan Garanay..Is Ilaaliyaan…. Ma doonayaan ineynu dawlad ahaano…kuwii Soomali duleysan jiray..ka digtoonaada Nacabkayagaan Garanay..Is Ilaaliyaan…. SOOMAALAAY CADAWGAAGA KALA GARO Haddii Anan Dhulkaygow

14th March 2025 admin
Madaxweynaha qiito kama muuqan wuxuu u arkaa nin oo seexday Ugu horrayn waxqan Bogaadinayaa Go'aanka Madaxda Qaranka ee ay ku caddeeyeen Mowqifka Dowladdeena ee ka dhiidhinta xadgudubka Itoobiya. Hadaba aniga oo la dareen ah Madaxda dadka Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyay xadgudubka Itoobiya ee Qaranimadeena, waxaan cambaaraynayaa fakaas… pic.twitter.com/6mvhJovOW9 — Senator Maryan Farah kahiye (@senator_farah) January […]

14th March 2025 admin
Waxaan rabaa inaan u xaqiijiyo Ummadda Soomaaliyeed in ay naga go’an tahay difaaca dalkeena Waxaan rabaa inaan u xaqiijiyo Ummadda Soomaaliyeed in ay naga go'an tahay difaaca dalkeena. pic.twitter.com/MwOVRgIZkv — Hamza Abdi Barre (@HamzaAbdiBarre) January 2, 2024

14th March 2025 admin
Guddoomiyaha KMG AH ayaa Mudaneyaasha u qaybiyey habraaca Doorashada Guddoonka Golaha Wakiillada Guddoomiyaha Ku meel gaarka ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Xasan Cabdalla Xasan ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 2-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ugu horeyn, waxaa Maxkamadda Sare ee Puntland dhaarisay xubnaha Golaha Wakiillada ee ka maqnaa […]