Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th January 2025  admin  

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2024 oo dhan $1,025,687,991 (Hal Bilyan iyo shan iyo laabatan Malyan.) Miisaaniyadda dowladda ayaa sanadkan gaartay in  ka badan hal Bilyan oo Dollar, taas oo ku timid dakhliga […]

20th January 2025  admin  

Raiisel wasaarihii hore ee Ingiriiska Boris Johnson oo siyaasadda ku fashilmay ayaa weriye ahaan loo shaqaalaysiiyey Waxa shaqaaleysiiyay talefishin lagu magacaabo GB News. Johnson wuxuu telefishankan u noqon doonaa soo-jeediye, soo saare iyo falanqeeye. Waxaa la sheegay inuu “door muhiim ah ka ciyaari doono” warbixinta doorashooyinka Mareykanka iyo Ingiriiska ee sanadka soo socda. Genie News […]

20th January 2025  admin  

Ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

20th January 2025  admin  

“Warqadda Guddoomiyuhu soo saaray waxba la igama weydiin go’aankeygana waan ku adkeystay,Markaan meesha doorashada tagay ayaa la igu yiri Soomaaliya way ka tanaasushay ee naga raalli ahaaw”Xil.Marwa Cabdi Bashiir oo u tartamaysay Madaxweynaha Baarlamaanka adduunka.

20th January 2025  admin  

Anagoo ku Hadlayna Afka Beesha Kuumade Haddii aad Dagaal Dambe soo qaadaan waan soo galaynaa – Ugaas Abdirahman Ugaas Khaliif Iyo Sh Abdirahman Cumar Cawl.

20th January 2025  admin  

Laba arrin oo la sheegay in Soomaaliya ku badalatay kursigii gabadhaan looga guuleystay Marwo bashiir oo ahayd xildhibaanadii Soomaaliyeed ee u tartamaysay madaxweynaha Baarlamaanka Adduunka ayaa ku guuldareystay booskaas, kadib doorasho ka dhacday waddanka Angola oo ay kula tartamaysay musharrixiin kale oo haween ah. Balse maanta waxaa sii xoogaysanaya dareen celinta ka dhalatay warqad la […]