Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st May 2025 admin
Bahda ALLSANAAG waxay hambalyo hawada u marinayaa dhammaan ummadda Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan, gaa ahaan Soomaalida nagu xiran anagoo ugu hambalyeynaya munaasabada CIID AL ADXA oo berri ku beegan waxaan Alle idiinka rajaynayaa caafimaad iyo farxad inaad ku ciidaan. Eid Mubarak.

21st May 2025 admin
Tartamayaasha Degmada Laascaanood oo caawa ku guuleysatay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Muqdisho Waxaa Caawa soo gabagaboobay Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Muqdisho .Sanadkaan waxaa kaalinta 1-aad galay tartameyaasha degmada Laascaanood ee Gobolka Sool, waxaana kaalinta 2-aad ku guuleystay tartamayaasha Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir, halka kaalinta 3-aad ay sanadkan ku guuleysteen tartameyaasha Degmada Ceeldheer ee […]

21st May 2025 admin
Garoowe: 06 April 2024: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel oo uu wehelinayo wasiir kuxigeenka wasaaradda Dr Abdirishiid Hassan Jamac ayaa warbixino ka dhagaystay waaxyaha qorshaynta, shaqada iyo shaqaalaha iyo maamulka iyo maaliyada.

21st May 2025 admin
Maamulka Koonfurta Soomaaliya ayaa heshiis la galay dawladda Sacuudiga

21st May 2025 admin
Cali Xoosh, oo maanta loo magcaabay wasiirka arimaha gudaha Cid Alla ciddii laxiriirta ama shirar lagu taageerayo DFS & Wasiirada la magacaabay ku qabata Hotelada Garowe, Dowladdu talaabo sharci ah ayay ka qaadaysaa, hantidoodana waa ay la wareegaysaa” Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Abshir Qaanqaan.

21st May 2025 admin
Doraad Goodax, shalay Sanbalooshe maanta Cosoble. Waa siyaasiyiinta reer Hiiraan oo egaankoodu ahaa meeelihii oo ka dhacay xasuuqyddii ugu xumaa ee Isir nacaybka ee ka dhacay Soomaaliya 1991. Weli iyagii ayaa caraysan oo doonaya inay mid kale gaystan.