Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th May 2025 admin
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii qaraabaddii iyo asxaabtii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee Farax Bashiir oo maanta ku geeriyootay magaalada Nairobi ee dalka Kenya Marxuumad Farax Bashiir , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkeedana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii ay ka baxdayna […]

20th May 2025 admin
Geerida Malaaqii lagu naaneysi jiray “AK-47” ee muddada dheer ka tirsanaa al-Shabaab iyo kaalintii uu ku lahaa go’doominta Xudur Xalay waxa hawlgal qorsheysan oo ay qaadeen ciidamada dawladdu ay ku dileen Malaaq Cabdillaahi Maxamed Yare (Malaaq Qori) oo ahaa odey dhaqameed muddo dhawr iyo toban sano ah ka tirsanaa Al-shabaab. Hawgalka oo ka dhacay tuulada […]

20th May 2025 admin
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel ayaa maanta kormeeray ku tagay Cisbitaalka Magaalada Garowe oo dhismihiisu gabagabo marayo.

20th May 2025 admin
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay Shir laba-geesood ah .

20th May 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda UNDP ee Soomaaliya Lionel Laurens iyo wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Xukuumadda, ayaa looga hadlay sidii loo sii dardargelin lahaa Mashaariicda horumarin ee Hay’adda UNDP kala shaqeyso Hay’addaha Dowladda iyo xoojinta wada […]

20th May 2025 admin
MADAXWEYNAHA OO QAABILAY WAKIILKA HAY’ADDA FAO EE SOOMAALIYA.