26th July 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii qaraabaddii iyo asxaabtii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee Farax Bashiir oo maanta ku geeriyootay magaalada Nairobi ee dalka Kenya

Marxuumad Farax Bashiir , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkeedana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

قال تعالى: ﴿ كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَنْ زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلَّا مَتَاعُ الْغُرُورِ ﴾ [آل عمران: 185].

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*