Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025 admin
James Swan oo Muqdisho soo gaaray James Swan oo ah ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa Axadda maanta ah soo gaarey magaalada Muqdisho, sidaga lugu sheegay bayaan kasoo baxay UNSOM. “Mr. Swan wuxuu diirradda saari doonaa in uu […]

19th May 2025 admin
Somali FM receives UN’s Acting Special Representative in Courtesy Visit The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, received, on Sunday, in his office at the Ministry in the capital, Mogadishu, the new Acting Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia and Head of the UN Assistance Mission […]

19th May 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Madaxa Guud ee Hay’adda Save the Children Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the Children, Ms Inger Aishling, oo uu weheliyo madaxa Save the Children Soomaaliya, Mudane Mohamud Mohamed Hassan, iyaga oo ka wada hadlay sidii loo […]

19th May 2025 admin
Maamulki Maakhir oo caga dhigtay Ceerigaabo xarunta goboka Sanaag Maaukii Maakhir ee la lahaa xaguu ka shaqeeyaa ayaa caawa dabaal degiisii ugu weynaa ku qabsaday mgaalada Ceerigaabo, Magaalaa Ceerigaabo oo la waa degan yhay , ayaa markii hore Beeaha Isaaq lacag uga qaadan jireen maamukooda Isaaqland inay hortaagan yihiin beesha Daarood ayaa sidii maamulkooda loo […]

19th May 2025 admin
Gurigaan sadexda aan ku dhalaty Murursade AYAA igu haysta Muqdisho sheegnayaa

19th May 2025 admin
Wuxuu soo noqday Ra’sul wasaare Soomaaliyeed, Muqdishona waa magaaladaiisii, welina ciidan shisheeye ah ayaa ku bahdilaya, Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, oo sabab u ahaa bur burkii ka dib inuu ku guulaystay in dawlad Soomaaliyeed mar kale ka shaqayso Villa Soomaaliya. Geedi, oo aan ka qayb qaadan dagaaladii sokeeye ee Soomaaliya, markii […]