26th July 2024  admin  Category :

Wuxuu soo noqday Ra’sul wasaare Soomaaliyeed, Muqdishona waa magaaladaiisii, welina ciidan shisheeye ah ayaa ku bahdilaya,

Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, oo sabab u ahaa bur burkii ka dib inuu ku guulaystay in dawlad Soomaaliyeed mar kale ka shaqayso Villa Soomaaliya.

Geedi, oo aan ka qayb qaadan dagaaladii sokeeye ee Soomaaliya, markii danbena aan ka mid noqon ururda magacyada badan ee isbedbedal ee beelaha Hawiye ayaa caasimaddii Soomaaliyeed ee reer ahaan uu ka soo jeeday wax asi bahdilaad ah oo aan la aqbali kari ugu baaraya Ciidan shisheeye,

Sababtuna waa siyaasiyiinta Hawiiye uu ka mid yahay madaxweyne Xasan Culusoow oo ku guulaystay inay ka shaqeeyaan amniga iyo sailinta degaanadooda hase ahaatee waqti badan ku lumiya siday fawdo iyo qas uga bilaabi lahaayeen degaanada Puntland

Degaanadan ay Puntland oo ay doonayaan inay bur buriyaan waa kuwa ay ka jiraan amni, nidaam dawladeed iyo kala danbayn ay ahayd looga daydo.

Tusaale yar hadaan soo qaadano Gabdhn Soomaaliyeed ee degaanada Puntland ka codaynaysa iyada oo xanbaarasan cunigeeda waa Batuulo Ibraahim Axmed, oo ka soo jeeda Gobolka Bay oo ay kooxdii Xasan Culusoow ee USC ka soo brakiciyeen degaanadeedii oo ay ahayd siyaasiyiinta Raxan weyn oo Adan Madoobe u horeeyo inay dib u dejin u sameeyaan inatay xag jirka beesha Hawiye ay xulufo ay Puntland looga soo hor jeedo la samaysanayaan

Ugu danbayntii waa nasiib daro siyaasi Tuulada reerkiisu dego ee Muqdisho ku xigta diyarad u raacaya, sabatoo ah amni xumo ka jirta awgeed iyo mid shacabkiisii uu reer ahaan ku metelayey ay labaatan sano xeryo loogu magac daray ghost camps ay Muqdisho uga furan yihiin siyaasiyiinta Hawiye oo aan haba yaraatee marna isku dayin inuu dib ugu celiyo degaanadoodii. Labadan kooxood ayaa heshiis ku ah carqaladaynta amniga ka jira degaanada Puntland oo amniga ka jira suurta geliyey in degaanadaas Puntland ay ka dhacday oorasho qof iyo cod ah

Qabyaaladeynu Duugnay…Dabadhilif

โ€œ

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*