Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th January 2025  admin  

Itoobiya iyo SNM oo kala saxiixday xaraash dhuleed Itoobiya iyo maamulka SNM ayaa maanta kala saxiixday heshiis u saabsan xaraash dhul Soomaaliyeed Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itooibya Abiy Axmed ayaa sheegay in kulankani uu u gogol xaarayo in Itoobiya ay ka dhabayso riyadeedii ahayd inay marin ka hesho Badda Cas. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Abiy Axmed […]

19th January 2025  admin  

“Badda cusub” ee Soomaaliya ka dilaaci karta ee kala qeybin doonta qaaradda Afrika Bad cusub ayaa ka soo baxaysa Afrika sida lagu sheegay daraasada cusub, i waxaa loo malaynayay in ay tahay natiijada geeddi socod qaadan doona inta u dhaxaysa 5 ilaa 10 milyan oo sano, laakiin natiijooyin cilmiyeed cusub ayaa tilmaamaya in tani ay […]

19th January 2025  admin  

Maxkamadda sare ee DPL ayaa dhaarisay Xildhibaannada Baarlamaanka 6-aad ee Golaha Wakiillada DPL

19th January 2025  admin  

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka DPL 2024,2029.

19th January 2025  admin  

Degaanada Puntland waxa ka socda ololihii doorashada Puntland ee lagu dooran lahaa madaxweynaha, ku xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka’ Xildhibaanaddii dooran lahaa madaxdan oo gaaraya 66 Xildhibaan ayaa intoda badan beeluhu soo doorteen. Inta badan doorashadan Puntland ayaa marka hore la qabtaa Gudoomiyaha Barlamaanka, oo ay u tartamaan Xildhibaano ka soo jeeda beesha Warsangel, o aan […]

19th January 2025  admin  

Waa maxay sababta uu Madaxeyne Deni ugu guulaysan karaa doorashada Puntlad Degaanada Punland waxa ka socda ololaha doorasho ee lagu dooranayo madaxeynaha Puntlnd, taas oo la qabto shantii sanoba hal mar. Doorashda madaxweynaha Puntland ayaa intii Puntland jirtay waxa soo dooran jiray Xildhibaano gaaraya 66, oo ka soo wada jeeda guud ahaan beelaha Puntland. Madaxwynaha […]