Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th May 2025  admin  

Waa hogaamiyaasha Africa oo xitaa socodku dhibaya isla markaan doonaya inay xoog ku sii haystaan dalalkooda, Baaderiga xukuma Uganda Museveni oo saamayn ku leh madaxda Soomaaliyeed ayaa ka mid ah kuwaas Look at these 2πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ pic.twitter.com/Uqa1Zy3gwo — Ohta Ryota πŸ‡ΈπŸ‡¬ (@Ohta_Ryota) April 3, 2025

10th May 2025  admin  

Maamulka Degmada Badhan ayaa bulshada Deegaankq Caana-badan ee degmada Badhan kala wareegay Xoolo taakulo ah ay kaga qayb qaadanayaan Taakulada Ciidamada Difaaca puntland.

10th May 2025  admin  

Faahfaahinta duqaymihii u dambeeyey ee Maraykanku ka gaystay buuraha Calmiskaad yada oo weli uu socdo dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee Puntland ka waddo buuraha calmiskaad ee bariga Puntland ayaa waxaa sidoo kale kordhay duqaymaha dalalka shisheeye ay ka gaysanayaan halkaasi. Duqaymihii u dambeeyay ayaa khasaaro badan gaarsiiyay sida ay Puntland sheegtay kooxda daacish. […]

10th May 2025  admin  

Ra’isul wasaare Xamze soo kii shalay maaha lahaa joojiya Tola’yeey Hoos ka daawo faraqa u dhaxeeya labada siyaasi ee ka soo kala jeeda beesha Daarood halka ay ka kala taagnaayeen Xorayntii Laascaanood.

10th May 2025  admin  

Maxay tahay fadeexadda “Qatargate” ee loo xirxiray raggii la shaqaynayey Netanyahu Garsoorka Maxkamad ku taala Israa’iil ayaa saddex maalmood ku kordhisay sii xirnaanshaha labo ka mid ah la taliyayaasha ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Natenyahu, kuwaasi oo sugaya baaritaano dheeri ah oo booliska iyo kuwa laanta amniga ee loo yaqaan Shin Bet ay ku sameynayaan, iyaga […]

10th May 2025  admin  

Booliska Soomaaliya oo xiray qaar kamid ah wariyayaasha Five Somali TV Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Afar kamid ah shaqaalaha TV-ga madaxa banaan ee 5 Somali TV, iyagoo laga kaxeystay xaruntooda oo ku taala degmada Hodan. Sida wararku tilmaamayaab, Saddex Wariye iyo hal Kaamiro Man ayaa laga kaxeystay xafiiska, waxaana hore loosii qaatay Computero […]