Category Archives: Uncategorized

8th May 2025  admin  

XIRITAANKA GOGOSHA NABADEYNTA BEELAHA BAH-OGAYSLABE IYO MUXUMUD EE GOBOLKA SANAAG. Ceelbuuh: April 29, 2025: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa iyo Wasiir ku xigeenka Mudane Cabdiraxmaan Khaliif Faarax ayaa ka qaybgalay xiritaanka gogosha nabadeynta beelaha walaaha ah ee dirirtu ku dhexmartay Deegaanka Dooxada Dureera ee Gobolka Sanaag. Waftiga Dawladda […]

8th May 2025  admin  

Waa kuma Mark Carney, Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Kanada? Madaxii hore ee Bangiga England, Mark Carney, oo bishii hore loo dhaariyay inuu noqdo Raysal wasaaraha Canada ka dib markii uu ku guuleystay doorashadii Canada si uu u noqdo ra’iisul wasaaraha xiga ee dalkaas. Hadda Xisbibigiisa Libaral-ka ayaa guuleystay doorashadii shalay ka dhacday Canada. Carney wuxuu […]

8th May 2025  admin  

Madaxweyne Culusoow oo Wiilkiisa Xil u magcaabau Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Wiilkiisa, Cabdifataax Xasan u magaacabay Taliyaha Ilaaladiisa gaarka ah ee Villa Wardhiigleey , ka dib markii uu Gaashaanle-dhexe Maslax Maxamuud Maxamed u dalacsiiyey Taliyaha Guutada Ilaalada Madaxtooyada ee xaafadda Wardhiigleey

8th May 2025  admin  

Doon ka mid ah kuwa lagu tartamo ayaa shil ku gashay Harada Arizona ee dalka Maraykanka 🚨#BREAKING: Watch wild and terrifying footage as a high powered speedboat traveling over 200 mph launches into the air then crashes violently into the water ⁰⁰📌#LakeHavasu | #Arizona⁰⁰Watch wild and terrifying footage captured from multiple angles as a high-powered… […]

8th May 2025  admin  

Glasgow:-Wakiilka DPL ee Dalka Scotland ayaa ka qaybgalay shir caalamiya oo lagu qabtay magaalada Glasgow ee Scotland. Wakiilka DPL ee Scotland Amb Raage Xaaji Maxamed ayaa magaalada Glasgow kaga qaybgalay shir caalamiya oo lagu qabtay magaalada Glasgow kaas oo ay ka qaybgaleen wafuuud caalamiya. Amb Raage Xaaji Maxamed ayaa kulamo kala duwan la qaatay Wafuudi […]

8th May 2025  admin  

Garoonka Aadan Cade war uma hayaan hase ahaatee kan Boosaaso waa la socdaan waxa ka jira. Garoonka Caalamiga ee Aadan Cde ee ku yaal Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, marka aad ka soo degtid adiga oo Soomaali ah iyo ajaaniibta dalka booqashada iyo shaqada u yimid albaab kama soo wada baxdaan , meelna ma wada martaan, […]