Category Archives: Uncategorized

29th March 2024  admin  

Xaggee ku dambeeyey shirkii Puntland ay gogoshiisa dhigtay magaalada Garowe? Muxuu salka ku hayaa khilaafka iyo xiriir xumada raagtey ee u dhexaya Puntland iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, xaggeese ku dambeeyey shirkii Puntland ay gogoshiisa dhigtay magaalada Garoowe ee laysugu iman lahaa, muxuuse daaranyahay safarka madaxweyneyaasha hore ee Soomaaliya ku tageen Garoowe? Arrimahaas waxaa […]

29th March 2024  admin  

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QAYB GALAY FURITAANKA SHIRKA LOOGA HADLAYO XAALADDA SIYAASADEED EE DALKA MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QAYB GALAY FURITAANKA SHIRKA LOOGA HADLAYO XAALADDA SIYAASADEED EE DALKA Garoowe, Maarso 23, 2024; Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magalaada Garoowe kaga qayb shirka looga hadlayo marxaladda guud ee dalka uu […]

29th March 2024  admin  

Moscow: Daacish oo sheegtay weerar lagu dilay in ka badan 60 qof Ugu yaraan 60 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 145 kalana ku dhaawacmeen, kaddib markii ay rag hubeysan xalay rasaas ku fureen dad ku sugnaa shaleemo ruwaayad lagu daawanayay gudaha dalka Ruushka. Weerarkaan oo lagu tilmaamay kii ugu dhimashada badnaa ee […]

29th March 2024  admin  

Xiriir dhex-mara Israel iyo Sacuudi Carabiya ‘oo horumar’ laga sameeyey Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa Khamiistii sheegay in waddada ku wajahan xiriir dhex-mara Israel iyo Sacuudi Carabiya, oo uu dib u dhigay dagaalka Gaza, ay hadda aragto horumar wanaagsan.” Blinken ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Qaahira ku sheegay in booqashadii uu […]

29th March 2024  admin  

Wiilka Museveni: Waa kuma wiilkan hore ugu hanjabay inuu Nairobi qabsan doono ee haatan loo magacaabay xil sare? Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa wiilkiisa, Gen Muhoozi Kainerugaba, u magacaabay taliyaha ciidamada dalkaas. Kainerugaba ayaa hore u ahaa la taliyaha madaxweynaha, booskaas oo loo dhiibay kaddib markii laga qaaday xilka taliyaha ciidamada lugta, sababo la xiriira […]

29th March 2024  admin  

Soomaali guulo ka gaartay doorashooyin ka dhacay Ohio Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxaa xaley ka dhacay doorashadii is reeb reebka ee gobolkaasi kusoo baxay Soomaalidii ugu badneyd ee doorasho ka tartanta gobolkaasi. Ismaaciil Maxamed, oo ka tartamey xildhibaan Degmada 3aad iyo Munira Cabdullaahi oo laga soo doortey demgada 9aad oo labadooduba […]