Category Archives: Uncategorized

25th February 2025  admin  

Salaadiinta Beelaha Cuqdadaysan Ee Ethiopia Oo booteeyey Sheegayna In Ay Hubka Qaadanayaan

25th February 2025  admin  

MW Jubbaland oo ka hadlayay masaajidka madaxtooyada Kismaayo ayaa si xoogan u dhaleeceeyey MW Faderaalka Xassan Sheekh, oo kusheegay in Qabyaaladeed oo Qaranimada ka doorbiday qabyaaladda iyo danaha Shaqsiyadeed. “Xasan Sheekh waa murtasiq Qowmi ah oo calooshii u shaqayste beelaysan oo ay qabyaaladdu ka qaalib noqotay Qarankii uu matalayayna ka hor mariyay dan shaqsiyadeed”ayuu yiri […]

25th February 2025  admin  

JFS : Xagee loo socdaa? Maxaase xal ah? Qore: Ahmed Abdilahi Foore Waxaa kasoo wareegtay 33 sano markii dalku dagaal sukeeye galay sanadkii 1991. Waa mudda wax kasta oo dawlad dhis ah lagu qaban karayey, Balse meeshii laynaka rabay ma gaarin. Maxaa sababbay waa dood gaar ah. Dalka 10-kii sano ee u danbaysay waxaa moodaa […]

25th February 2025  admin  

Saraakiisha Caafimaadka Dowladda Puntland oo u’ruqaanday buuralayda calmiskeed barri Puntland

25th February 2025  admin  

Agaasimaha WHO oo ka bedbaaday duqeyn Israa’iil ay ka fulisey Yeman Maalintii Khamiista, Israa’iil waxa ay duqaymo ku qaadday garoonka caalamiga ah ee Sanca iyo “bartilmaameedyo millatari” oo ay leeyihiin Xuutiyiinta Yemen, kaasi oo sababay dhimashada lix qof. Agaasimaha guud ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay in uu doonayay in uu diyaarad ka raaco […]

25th February 2025  admin  

Xuutiyiinta oo weeraray garoonka diyaaradaha Tel Aviv Xuutiyiinta Yemen ee ay taageerto Iran ayaa Jimcaha maanta sheegay inay gantaal ku weerareen garoonka diyaaradaha Ben Gurion ee Israa’iil, ka dib markii milatariga Israa’iil ay sheegeen in gantaal dhexda laga qabtay. Weerarkii ugu dambeeyay ee Xuutiyiinta ay sheegteen ayaa yimid ka dib markii Israa’iil ay Khamiistii duqeymo […]