Category Archives: Uncategorized

14th May 2025  admin  

Jaamacadda Carabta oo taageertay qorshaha Masar ee dib u dhiska Gaza Qaahira —  Hoggaamiyayaasha waddamada Jaamacadda Carabta ayaa Talaadadii shalay isla qaatay qorshaha dib u dhiska Gaza ee ay Masar soo jeedisay kaas oo ay ku kacayso qarash gaaraya 53 bilyan oo doolarka Mareykanka ah. Qorshaha Masar ayaa ahaa mid lagaga fogaanayo in Falastiiniyiinta laga […]

14th May 2025  admin  

Horay ma u maqashay Dekkedda Ilaahay ee Dakatu Raxmaan?!

14th May 2025  admin  

Safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa ka digtay halis amni oo ku soo wajahan caasimadda Soomaaliya gaar ahaanna in la beegsanayo goobo uu ka mid yahay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo ah goob lagu tilmaamo in ay tahay halka ugu ammaanka badan Muqdisho isla markaana dheegga ku haysa Xerada ay dalalka Shisheeye deggan yihiin ee […]

14th May 2025  admin  

Garoowe, March 04, 2025: Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Taliska Qeybta Gobolka Nugaal ayaa gacanta ku dhigay saddex eedeysane oo kala ah: 1. Cabdiqaadir Cabdisalaan Siyaad 2. Fahad Maxamed Abshir 3. Caamir Cabdi Muuse Cabdi Eedeysanayaashan ayaa lagu eedeeyay inay ku lug leeyihiin moral-gelin iyo taageero siinta kooxaha khawaarijta ah. Booliska Puntland ayaa xaqiijiyay in […]

14th May 2025  admin  

Ninkii burcad badeednimada u xirnaa muddo 10 sano ka badan oo maanta loo doortay xildhibaan Maxamed Cabdi Xasan (Afweyne) ayaa maantay loo doortay xubin ka tirsan Golaha Shacabka ka dib doorashadii kursiga GSH248 ee lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul goboleedka Galmudug. Kursigan ayaa waxaa baneeyay Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) oo loo magacaabay […]

14th May 2025  admin  

Dawladda Puntland oo gaadiid dagaal ka heshay Dawladda ay deriska yihiin ee Imaaraadka Carabta Gaadiidkani oo xalay laga soo saaray dekedda Boosaaso ayay dowladda Imaaraatiga Carbeed ku taageertay ciidamada Puntland oo dagaal adag kula jira dagaallamayaasha ajaanibta u badan ee Argagixisada ISIL sida ay sheegayaan ilo wareedyo amni. #UPDATE:United Arab Emirates has donated more than […]