Category Archives: Uncategorized

14th May 2025  admin  

Waxa la baafinayaa: Yuusuf Cismaan Bootaan Saalax oo maanta oo Arbaca ah oo taariikhdu ay tahay 5tii bishii Maarso 2025-dii ay noogu war danbeysey isagoo markaa ka soo baxay gurigooda oo ku yaal degmada Koodbuur, gaar ahaan magaalo Obsiiye, ee magaalada Hargaysa. Ilaa haddan na aan la hayn raq iyo ruux toona. Yuusuf Cismaan Bootaan, […]

14th May 2025  admin  

Turmusaale : Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo Argagixisada Daacish ka sifeynaya buuralayda Calmiskaad.

14th May 2025  admin  

Warbaahinta gudaha ee Itoobiya ayaa sheegtay in ciidanka cirka ay duqeeyeen kooxda AS, Gobolka Shabeelada Dhexe. Waa labada qof ee ugu caansan gobolka Shabeelaha dhexe

14th May 2025  admin  

Maxay tahay sababta uu cunnada Soomaalida u jeclaaday cayaartoygan ka cayaara horyaalka NBA Hadal-hayn badan ayaa ka dhalatay hadal dhawaan ka soo yeedhay ciyaaryahanka reer Maraykanka ee caanka ku ah kubadda kolayga oo la yidhaahdo Jaylen Brown oo ku ku saabsan cunno-Soomaalida. Ciyaaryahankan oo ka jawaabayay weydiin ahayd nooca cuntada uu jecel yahay ayaa sheegay […]

14th May 2025  admin  

Shirkadda dayaaradaha ee Turkish Airlines ayaa hakisay duullimaadyadeeedi caalamiga ee ay ku imaanaysay muqdisho muddo maalmo ah. Ma cadda sababta ay shirkaddu u joojisay duullimaadyadeeda, hase yeeshee wararku waxay sheegayaan in duullimaadyadaas la joojiyey laga billaabo 6da Maarso ilaa 12 Maarso. Inkastoo uusan war rasmi ah ka soo bixin sababta ay duullimaadyada u joojisay Turkish […]

14th May 2025  admin  

Haddii inaba uu shaki kaaga jiray dhibka iyo qaxarka ay ciidanka Puntland maraan. Muuqaalkan ayaa kuu fasiraya