Category Archives: Uncategorized

24th February 2025  admin  

“Waxa loo baahan yahay doorashooyin loo dhan yahay…” – Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin Johansson oo la kulantay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka DFS, kuwaa oo qorshaynaya doorashooyin qof iyo cod ah oo lagu muransan yahay. All reactions:

24th February 2025  admin  

Maxey tahay sababta Puntland u qabqabanayso ajaanibta Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray amarro culculus oo ka dhan ah dadka ajaanibta ah ee halkaas sharcidarrada ku jooga, iyadoo go’aankan lagu sheegay mid lagu sugayo amniga iyo xasilloonida deegaannada maamulkaas. Howlgalkan lagu qabqabanayo ajaanibta ku sugan deegaannada Puntland, waxaa soo dadajiyay sida ay wararku shegayaan dhacdo […]

24th February 2025  admin  

Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ee ku guda jira howlgalka ciribtirka argagixisada ee Daacish, ee ka socda buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari.

24th February 2025  admin  

Dadweynuhu wa in ay ciidanka shaqadooda faraha uga qaadaan aysana daba gelin ciidanka hubinaaya Dadka soo galay dalka ee ajaaniibta ah” Wasiiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa qayb libaax ka qaadanaya wacyi gelinta Bulkshada Caalamka iyo kuwa ree Puntlandba. Wasiirka aya malmoi ka hor ku sugnaa Buuraha Cal miskaas oo uu halkaas geeyey warbaahinta […]

24th February 2025  admin  

Dadka reer Ceerigaabo waa is difaacayaan Dawladooduna diyaar bay u tahay”

24th February 2025  admin  

Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ehelkii, Qoysaska, qarabaddii iyo Caruurtii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee hooyo Khadra Khaalid Maxamed Naaleeye, oo maanta ku geeriyootay magaalada Addis Ababa, Ethiopia Waxaanu Marxuumadda Allah uga baryayanaa inuu Janaddii Fardowsa ka waraabiyo, Qaraabadii iyo ehelkiina ay ka tagtayna samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin […]