Category Archives: Uncategorized

23rd February 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo ku Dhawaaqay in uu Bilowday Wajigii 2’aad Dagaalka Ciribtirka Kooxda Argagixisada Daacish ee Buuralayda Calmiskaad.

23rd February 2025 admin
Waxaa maanta magaalada Badhan ka furmay shir aad muhim ugu ahaa mandaqadda gobolka Sanaag gaar ahaan magaalada Ceerigaaabo. Waxaan bogaadinayaa Isimada Siyaasiyiinta iyo wax garadka nooga yimi beesha aanu walaalaha nahay ee Siciid Harti.

23rd February 2025 admin
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland Saciid Jaamac Qorsheel, Booqasho ku tegay Cuspitaalka lagu daryeelo Dhaawacyada Ciidanka Geesiyaash ee ku soo dhaawacmay Dagaalka lagula Jiro Kooxda Argagixisada Daacish..

23rd February 2025 admin
Suldaanka Guud ee Harti, Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo qaabiley weftiga SSC-khaatumo: “Marti ma tihidin waxa aad timaaddeen dhulkiinii, wax gaarana ma wadano wax aan wada leenahay ayaan dhex dhigeynaa…

23rd February 2025 admin
Jaaliyadda Puntland ee dalka Sweden ( PUNTLAND DIASPORA SWEDEN) ayaa qabatay kulan weyn oo lagu taageerayo dowlada Puntland iyo Ciidamada Difaaca Puntland Dagaalka kula jira khawaarijta Daacish. kulanka waxaa khadka taleefanka kaga qaybgalay Wasiir Dowlaha Wasaarada Qorshaynta Puntland Mudane Farax Maxamud Owcisman warbixina kasiiyay howshu meeshay marayso iyo Arimaha Qurbajoogta.

23rd February 2025 admin
“Waxa loo baahan yahay doorashooyin loo dhan yahay…” – Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin Johansson oo la kulantay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka DFS, kuwaa oo qorshaynaya doorashooyin qof iyo cod ah oo lagu muransan yahay. All reactions: