Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd September 2024  admin  

Xildhibaanada labada Aqal ee BJFS ayaa soo saaray Xeer ku aaddan burinta is afgaradka maamulka Soomaliland iyo Dowladda Ethiopia.

23rd September 2024  admin  

Dowladda Soomaaliya oo ‘waxba kama jiraan’ ku tilmaamtay is-afgaradka Itoobiya iyo SNM Dowladda Soomaaliya oo ‘waxba kama jiraan’ ku tilmaamtay is-afgaradka Itoobiya iyo SNM Dawladda Soomaaliya ayaa si xooggan uga soo horjeesatay Is-afagradka ay gaareen Itoobiya iyo Somaliland. Kadib kulan uu yeeshay Golaha Wasiirrada ee Soomaaliya, ayaa dawladda Soomaaliya ay sheegtay in is-afgaradkaasi uu yahay […]

23rd September 2024  admin  

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Farmaajo oo si adag uga hadlay Damaca Itoobiyaanka The agreement signed by Ethiopia with Somaliland today is a serious concern for Somalia and the whole of Africa. Respect for sovereignty and territorial integrity is the anchor for regional stability and bilateral cooperation. The Somali government must respond appropriately. pic.twitter.com/b5lpzae6f2 — […]

23rd September 2024  admin  

Waxaan si xooggan u cambaareynayaa heshiis ku sheegga ay Addis Ababa ku gaareen ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed iyo madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kaas oo ah xadgudub weyn oo lagula kacay Qarannimada Soomaaliya.

23rd September 2024  admin  

Itoobiya iyo SNM oo kala saxiixday xaraash dhuleed Itoobiya iyo maamulka SNM ayaa maanta kala saxiixday heshiis u saabsan xaraash dhul Soomaaliyeed Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itooibya Abiy Axmed ayaa sheegay in kulankani uu u gogol xaarayo in Itoobiya ay ka dhabayso riyadeedii ahayd inay marin ka hesho Badda Cas. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Abiy Axmed […]

23rd September 2024  admin  

“Badda cusub” ee Soomaaliya ka dilaaci karta ee kala qeybin doonta qaaradda Afrika Bad cusub ayaa ka soo baxaysa Afrika sida lagu sheegay daraasada cusub, i waxaa loo malaynayay in ay tahay natiijada geeddi socod qaadan doona inta u dhaxaysa 5 ilaa 10 milyan oo sano, laakiin natiijooyin cilmiyeed cusub ayaa tilmaamaya in tani ay […]