Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd September 2024  admin  

UK iyo Denmark oo ka hadlay xiisadda ka dhalatay Is-afgaradkii SNM iyo Itoobiya Dalalka UK iyo Denmark ayaa sheegay inay taageerayaan madax-banaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya kadib markii Is-afgarad ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Itoobiya. Is-afgaradka ay la gashay Itoobiya, ayey Somaliland ku sheegtay inay marin-badeed 20 km ah kaga kiraynayso Itoobiya muddo 50 […]

23rd September 2024  admin  

Xafladda shaacinta musharax madaxweyne ku xigeen DPL Ilyaas Cusmaan Logatoor.

23rd September 2024  admin  

Xildhibaanada Soomaalida Kenya oo xadgudub ku tilmaamay is-afgaradka Itoobiya iyo Somaliland Xildhibaanada Soomaalida ee Baarlamanka Kenya ee laga soo doorto gobolka Waqooyi Bari Kenya, oo maanta kulan isugu yimid ayaa xadgudub iyo gardarro ku tilmaamay tallaabadii uu dhowaan Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia uu is-afgaradka kula galay madaxweynaha Somaliland. Xildhibaanad ayaa ugu baaqay dowladda Ethiopia inay qaddariso […]

23rd September 2024  admin  

Waa kuma Gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland ee Taariikhda cusub dhigay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa loo doortay Cabdirisaaq Axmed Siciid. Wareegga kowaad ee doorashada ayuu helay 37 cod, halka gudoomiyihii hore ee golaha Cabdirishiid Yuusuf Jibril uu helay codadka ugu hooseeya oo ah 8 cod. Ilaa afar xildhibaan ayaa u tartamayey […]

23rd September 2024  admin  

Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa loo doortay guddoomiyaha golaha wakiillada baarlamaanka 6-aad ee Puntland. Waxaan u hambalyeeynayaa Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland oo maanta doortay Guddoonkooda,Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Axmed, Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Maxamed Baari & Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Maxamed Maxamud pic.twitter.com/wrACrgtKpu — H.E Said Abdullahi Deni (@HESaidADeni) January 4, […]

23rd September 2024  admin  

Ololaha diblomaasiyadeed ee dawladda Soomaaliya wax ma ka baddali doonaa doonista Itoobiya Ka dib heshiiska isfahamka ee magalada Addis Ababa ay ku wada gareen dowladda Itoobiya iyo Jamuuriyadda iskeed ugu dhawaaqaday madax banaanida ee Somaliland, kaas oo dowladda Soomaaliya ay ku tilmaantay waxba kama jiraan, ayaa dowladda Soomaaliya waxaa ay billowday tallaabooyin diblamaasiyadeed oo dhan […]