Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd September 2024  admin  

Culusoow oo saxiixay Sharciga burinta Is-afgaradka Itoobiya iyo Maamulka Somaliland ee ay ansixiyeen Labada Aqal ee BJFS Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland, kaas oo ay ansixiyeen Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ku ammaanay wakiilada […]

23rd September 2024  admin  

Madaxa arrimaha gargaarka ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa sheegay in saddex bilood oo Israel ay weerar ku wadday Marinka Gaza uu dhulkaasi ka dhigay meel aan la degaan ah, iyadoo uu shaqaalaha gargaarka ka dhigay in ay qabtaan “howlgal aan macquul aheyn” oo ay doonayaan in ay ku taageeraan dad ka badan laba milyan […]

23rd September 2024  admin  

“Waxaan dareemay xishood iyo cidlo” haweeneyda keliya ee ku jirta baarlamaanka Puntland oo BBC-da la hadashay Barlamaanka Puntland oo ah kii lixaad ee ay maamulkaasi yeeshaan ayaa ku jira fadhiyadiisii caadiga ahaa, ka dib markii xildhibaannada cusub ay doorteen guddoonka golahaas afartii bishan Jannaayo. Mudanayaasha ku jira golahan wakiillada ayaa ku yimid xulista hannaanka qabaliga […]

23rd September 2024  admin  

ADDIS-ABABA —  Dowladda Itoobiya ayaa mar kale maanta difaacday Is-fagaradka ay la gashay Somaliland ee sida xooggan ay uga hortimid dowladda federaalka Soomaaliya. Is-afgaradkan ayey Somaliland ku sheegtay inay marin-badeed 20 km ah kaga kiraynayso Itoobiya muddo 50 sano ah, halka Itoobiya ay Somailand “u fidinayso aqoonsi.” Redwan Hussain, oo ah la-taliyaha amniga qaranka ee […]

23rd September 2024  admin  

Odayaasha Dhaqanka reer Saylac oo si cad uga hor yimid in dhulkooda uu Muuse Biixi uu siiyo Ethiopia

23rd September 2024  admin  

Soomaaliya ma leedahay Ciidan badeed oo hor istaaga doonista Itoobiya ee badda? Tirada ciidanka badda ee Soomaaliya waa mid kooban, iyada oo booqashadii uu ku tagay taliyaha ciidanka xoogga dalka Sarreeye Gaas ibraahim Sheekh Muxyadiin taliska ciidanka badda kadib, ay warbaahinta dowladdu soo bandhigtay askar ku labisan direyska ciidamada badda ee Soomaaliya, Sida ay shaacisay […]