Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th November 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey hoggaamiyaasha dalalka isbaheysiga dhex dhexaad ka ah (NAM) ayaa si adag u soo bandhigay mowqifka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan xadgudubka Dowladda Itoobiya iyo cawaaqib xumada uu keeni karo haddii aanan si wadajir ah looga falcelin. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa yiri “ Cawaaqib […]

17th November 2024  admin  

Maxaa ka jira in madaxweyne Xasan Sheekh uu diiday inuu la kulmo Abiy Ahmed? Sida ay BBC u xaqiijiyeen ilo ka tirsan madaxtooyada Soomaaiya iyo sidoo kale saraakiil sarsare oo ka tirsan Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Soomaaliya, dawladda Soomaaliya ayaa ku gacan sartay dalab ka yimid ka dhanka dawladda Itoobiya oo isku dayaysay in ay […]

17th November 2024  admin  

Warbixin’ Wasiirka Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Puntland oo kormeer ku tegay dhismaha iyo balaadhinata ka socota Dekedada Boosaaso kana warbixiyey Hlka ay Wax marayaa.

17th November 2024  admin  

Waa kuma ergayga Midowga Afrika ay u xil saartay inuu dhexdhexaadiyo Soomaaliya iyo Itoobiya, maxaase hor yaalla Midowga Afrika waxay laba todobaad gudahood soo saareen laba qoraal oo ku wajahan xiisadda ka dhalatay heshiiskii isfahamka ee ay 1-dii bishan kala saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland. Baaqyadaas midkood waxaa soo saaray guddoonka midowga Afrika, halka kan labaadna […]

17th November 2024  admin  

Agaasimaha CIA-da Mareykanka oo booqasho qarsoodi ah ku tagay Muqdisho Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, William Burns, ayaa Arbacadii shalay booqasho aan la shaacin ku tagay magaalada Muqdisho, waxaana uu la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. William Burns ayaa sidoo kale la kulmay Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Mahad Salaad. Ilo-wareedyo ku dhow […]

17th November 2024  admin  

Dalalka ku mideysan IGAD oo taageeray Midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya Madaxda Urur-Goboleedka IGAD oo dhagaystay mowqifka adag ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeeyey mowqifkooda ku aaddan faro-gelinta Dowladda Itoobiya ee ka dhanka ah Madaxbannaanida iyo midnimada dalkeenna. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay bogaadinaysaa bayaanka wadajirka ah ee Shir-madaxeedka IGAD oo lagu sheegay sida ay u […]