18th June 2026 admin Category :
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga gudaha Jubbaland oo xafiiskiisa shir jaraa’id ku qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda deegaanka Raaskaambooni ee gobolka Jubbada hoose.