Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd September 2024  admin  

Dibad bax ka dhan ah xadgudubka Itoobiya oo ka dhacay Caasimadda Dalka Mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kummanaan shacabka reer Muqdisho ah oo ka kala yimid degmooyinka  Gobalka Banaadir iyo deegaannada ku xeeran kala qaybgalay dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo damaca gurracan ee Itoobiya ay ku doonayso dhulka iyo badda Soomaaliya, […]

23rd September 2024  admin  

Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo garab istaagtey Soomaaliya Bayaanka ayaa lagu sheegay muhiimadda ay leedahay u hoggaansanaanta mabaadi’da deris-wanaagga, lagana fogaado wax kasta oo xiisadda iyo colaadaha gobolka sii kordhinayo oo laga shaqeeyo nabad-gelyada iyo xasilloonida gobolka, taasoo gacan wanaagsan ka geysanayso horumarinta iskaashiga iyo isdhexgalka dalalka gobolka.

23rd September 2024  admin  

Afhayeenka xoghayaha guud ee QM oo ka hadlay is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe ayaa ka hadlay is-afgaradka ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Itoobiya, kaasi oo ay si aad ah ay uga hortimid Dowladda Federaalka Soomaaliya. Is-afgaradkan ayey Somaliland ku sheegtay inay marin-badeed 20 km ah kaga kiraynayso Itoobiya muddo 50 […]

23rd September 2024  admin  

Shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac sababtay oo ka dhacday Laascaanood Shaqaaqo dhismasho iyo dhaawac sababtay ayaa saaka ka dhacday Dhanka Bari ee magaalada Laascaanood, gaar ahaan Maraaga, taasi oo sababtay dhimasho iyo dhaawac, sida ay sheegeen dadka degaanka

23rd September 2024  admin  

Faahfaahin ka soo baxaysa Helikobtar u gacan gashay Al Shabaab oo ay ajnabi la socdeen Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dayaarad ay Qaramada Midoobay leedahay oo ka soo duushay Beledweyne, kuna sii jeedday Wisil, ay ku degtay deegaan ka tirsan gobolkaas oo ay gacanta ku hayaan kooxda Al Shabaab. Dayaaradda oo […]

23rd September 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Guud ee QM oo ka wada hadlay xaaladda Gobalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka ay ku wada xiriireen Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres ayaa kala hadlay xaaladda gobolka iyo xasillooni darrada ay abuurayso damaca iyo xadgudubka Itoobiya ee ka dhanka ah […]