Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

12th May 2025  admin  

horWadaad Yahuudi ah oo Imaaraadka lagu waayay oo la shaaciyay dilkiisa Carabta la dilay, waxayna wacad ku martay in ay baadi goobayaan ciddii dilkiisa ka dambeysay. Zvi Kogan, oo xubin ka ahaa ururka Yuhuudda Ortodokska ee Chabad, ayaa la la’aa tan iyo Khamiista, sida uu sheegay xafiiska ra’iisul wasaaraha Israa’iil, arrintaan dhalisay baaritaan ay wadaan […]

12th May 2025  admin  

Tacsida Siilaanyo, hanbalyeeynta Ciro iyo cunaqataynta Jubbaland iyo puntland ayaa dawladdii Xasan Culusoow ku soo koobnaatay What an embarrassing moment! 😅 pic.twitter.com/2aRwTgHxZX — Elham Ishmael ✍︎ (@EIshmael_) November 23, 2024 What an embarrassing moment! 😅 pic.twitter.com/2aRwTgHxZX — Elham Ishmael ✍︎ (@EIshmael_) November 23, 2024 Kulan duco ah ayaa maanta loogu sameeyey caasimada Soomaaliya Muqdisho, kaasoo […]

12th May 2025  admin  

Bahda ALLSANAAG waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoysaskii IYO QARAABADII uu ka geeriyooday  Allah ha u naxariistee Botaan Abshir Muuse y Waxaanu Marxuumka Allah uga baryayanaa inuu Janaddii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxayna samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin. T

12th May 2025  admin  

Sheekh Cabdi Maxamed: Wax ka ogow nolosha macallin-dugsigii saddexda jeer noqday guddoomiyaha baarlamaanka Jubaland Barlamaanka saddexaad ee maamul-goboleedka Jubaland ayaa shalay doortay guddoonka golahaasi, iyadoo markii saddexaad uu barlamaanka guddoomiye u doortay isla ninkii labadii kal ee hore hoggaaminayay. Xildhibaannada baarlamaanka ayaa ka kooban 75 xubnood oo lagu soo doorto habka xulista beelaha, kuwaas oo […]

12th May 2025  admin  

Bandhig ka dhacay Sacuudiga oo muran dhaliyay kadib markii dadka qaar u arkeen in “Kacbada” loogu gefey Bandhig dhar xirashada lagu xayeysiiyo oo ka dhacay dalka Sacuudiga ayaa noqday mid muran badan dhaliyay kadib markii qaar ka mid ah dadka mayalka adag ay sheegeen in shaashadaha goobta bandhigga lagu xiray loo ekaysiiyay Kacbada. Shaashadan ayaa […]

12th May 2025  admin  

Maxaa dhacaya haddii Soomaali wada jirta la waayo.