Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

3rd February 2025  admin  

Meydka wiilkii yaraa ee la raadinayay ee ku lumay Minnesota oo hadda la helay Waxaa gor dhow la helay meydka wiilkii yaraa ee Aweys Cali Maxamed oo lagu waysanaa saacadihii la soo dhaafay, magaalada Hopkins ee gobolka Minnesota. Wararku waxay sheegayaan in meydka la tusay oo kaliya hooyada dhashay wiilka, iyadoo lagu wado in boolisku […]

3rd February 2025  admin  

Ruushka oo ugu hambalyaysay Soomaaliya inay kursi ka heshay Golaha Ammaanka ee QM Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Ruushka, Maria Zakharova, ayaa sheegtay in ay ugu hambalyeynayso Dowladda Soomaaliya ku biirista Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Zakharova oo wareysi gaar ah siisay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa ku nuuxnuuxsatay muhiimadda guushan iyo […]

3rd February 2025  admin  

Mahad Garaad: Wax ka ogoow noloshii dhakhtarka ku dhibaateysan Libiya kahor inta uusan tahriibin Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada qabsaday muuqaalka Dr Mahad Garaad Xassan oo jirkiisu ay ka muuqdaan dhaawacyo daran iyo rafaadka uu kala kulmay magafayaal ku heysta Liibiya. Muuqaal ay ka soo duubeen dhaqtarka ayuu ku dalbaday in umadda Soomaaliyeed […]

3rd February 2025  admin  

Lammaanayaasha Iran oo loogu baaqay inay ubad badan dhalaan  Laba taliye sare oo ka tirsan ciidamada ilaalada kacaanka Islaamiga ee Iran ayaa ku baaqay in la kordhiyo tirada dadka Iran, waxayna ka digeen cawaaqibka ka dhalan kara “gabowga dadka iyo taranka oo yaraada”. Taliyaha Guud ee Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah Sareeye Gaas Xuseen Salaami […]

3rd February 2025  admin  

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qorsheel ayaa maanta jaamacada Bariga Africa Garowe kaga qaybgalay sagootin loo samaynayay 10 arday oo dhamaysay jaamacada kana hawlagalayay Cisbitaalk

3rd February 2025  admin  

Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka qeybgashay shir madaxeedka EAC, iyadoo xubin rasmiya ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo habka fogaan aragga ah kaga qayb galay kulanka 23-aad ee aan caadiga ahayn ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa ku bogaadiyey Madaxda dalalka ku bahoobay Dalladan garab istaagga iyo u […]