Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

3rd February 2025  admin  

Puntland oo diyaar u ah in xal laga gaaro khilaafka kala dhaxeya DFS. Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullahi Deni oo ka qaybgalay furitaanka kalfadhiga 54-aad ee barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin khilaafka siyasadeed ee ka dhaxeeya Puntland iyo dowladda dhexe.

3rd February 2025  admin  

Dagaalka Gaza: Sacuudiga oo kaliya ayaa u haray Israel waxaana lagu cadaadinayaa in ay aqbalaan Falastiin Warbixin uu qoray Brian Bloom oo lagu daabacay wargeyska ka soo baxa Israel ee “The Jerusalem Post” ayaa cinwanaan looga dhigay “Rajada kaliya ee u hartay Israel waa Sacuudiga”. Qoraalka waxaa uu ku bilowday guul buuxda oo Israel ka […]

3rd February 2025  admin  

No matter who you are, a billionaire or a beggar, everyone has to stay in the land of Muzdalifah tonight. No matter who you are, a billionaire or a beggar, everyone has to stay in the land of Muzdalifah tonight.#Hajj2024 pic.twitter.com/zTd7cK1Rla — Life in Saudi Arabia (@LifeSaudiArabia) June 15, 2024

3rd February 2025  admin  

Deni oo caawa booqday suuqyada kala duwan ee Caasimadda Garoowe,

3rd February 2025  admin  

Garoowe: 15 June 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay Kal-fadhigga 54-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland . Madaxweynaha ayaa khudbadiisa Dastuuriga aheyd uga hadlay Waxyaabaha u qabsoomay Xukuumadda intii u dhexeysay labada Kalfadhi iyo qorsheyaasha waxqabad ee u yaalla Xukuumadda […]

3rd February 2025  admin  

Siciid Suldan cabdisalaan Suldan maxamuud Garaad cali shire ayaa ugu hambalyeeyay umada islamka munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo Sanadka 1445Hijriga. SULDANKA GUUD EE BELAHA HARTI Suldan Siciid Suldan cabdisalaan Suldan maxamuud Garaad cali shire ayaa ugu hambalyeeyay umada islamka munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo Sanadka 1445Hijriga. Suldanka ayaa tilmaamay mudnaanta gaarka ah ay leeyihiin maalmahan […]