Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

22nd September 2024  admin  

Waa kuma ergayga Midowga Afrika ay u xil saartay inuu dhexdhexaadiyo Soomaaliya iyo Itoobiya, maxaase hor yaalla Midowga Afrika waxay laba todobaad gudahood soo saareen laba qoraal oo ku wajahan xiisadda ka dhalatay heshiiskii isfahamka ee ay 1-dii bishan kala saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland. Baaqyadaas midkood waxaa soo saaray guddoonka midowga Afrika, halka kan labaadna […]

22nd September 2024  admin  

Agaasimaha CIA-da Mareykanka oo booqasho qarsoodi ah ku tagay Muqdisho Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, William Burns, ayaa Arbacadii shalay booqasho aan la shaacin ku tagay magaalada Muqdisho, waxaana uu la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. William Burns ayaa sidoo kale la kulmay Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Mahad Salaad. Ilo-wareedyo ku dhow […]

22nd September 2024  admin  

Dalalka ku mideysan IGAD oo taageeray Midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya Madaxda Urur-Goboleedka IGAD oo dhagaystay mowqifka adag ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeeyey mowqifkooda ku aaddan faro-gelinta Dowladda Itoobiya ee ka dhanka ah Madaxbannaanida iyo midnimada dalkeenna. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay bogaadinaysaa bayaanka wadajirka ah ee Shir-madaxeedka IGAD oo lagu sheegay sida ay u […]

22nd September 2024  admin  

Akhriso: Qodobada ugu waaweynaa ee laga soo saaray War-murtiyeedka IGAD 1. Ururka waxa uu aad uga walaacsannahay is-bedellada cusub ee ku yimid xiriirka u dhexeeya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. 2. IGAD waxa ay si adag u xaqiijineysa mabda’ lama dhaafaanka ee ilaalinta iyo dhowrista madaxbannaanida, wadajirka iyo midnimada dhuleed ee […]

22nd September 2024  admin  

Agoon Gurigooda la haysto oo ay u xoog sheegteen Siyaasiyiin Soomaaliyeed Caruur agoon ah oo aad u d’a yar, Uuna ka tegay taliyihii hore ee ciidanka Booiiska Soomaaliyeed ayaa Dheegay in Guryahoodii ay xoog kaga qaateen siyasiyiin Soomaaliyeed Agoontan aadka u da’da yar ayaa ka codsaday madaxda Soomaliyed inay wax u qabtaan dulmiga magac dawladda […]

22nd September 2024  admin  

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Cabdulaahi Caruuse oo caawa geeriyooday .  Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan  uuka siiyo Aamiin Aamiin. ALLSANAAG.COM