Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

22nd September 2024  admin  

Madaxweynaha JFS oo Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta ku bogaadiyey taageerada Dalkeenna Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-qeyd ayaa ku bogaadiyey dalalka iyo guddoonka Jaamacadda Carabta mowqifka ay ku taageereen midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mudane Axmed Abuu […]

22nd September 2024  admin  

Gudoomiyaha Haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab , oo ka soo jeeda beesha Abgaal, ayaa iyada oo lagu wado gawaarida raaxada oo gelaysa Garoon ka yaal Muqdisho oo ay ka socotay Ciyaartii u dhaxaysay Koonfur galbeed iyo Galmudug ,waxay si qabyaaladaysan oo ay Muqdusho ka sheeganayso ayna leedahay wax walba beel ahaan waan ku haysnaa Muqdiho […]

22nd September 2024  admin  

Inta badan Wadamada Caalamka oo jug culus ku buriyey heshiis beenadki dhexmaray Itoobiya iyo Maamulka Soomaliland.

22nd September 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey hoggaamiyaasha dalalka isbaheysiga dhex dhexaad ka ah (NAM) ayaa si adag u soo bandhigay mowqifka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan xadgudubka Dowladda Itoobiya iyo cawaaqib xumada uu keeni karo haddii aanan si wadajir ah looga falcelin. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa yiri “ Cawaaqib […]

22nd September 2024  admin  

Maxaa ka jira in madaxweyne Xasan Sheekh uu diiday inuu la kulmo Abiy Ahmed? Sida ay BBC u xaqiijiyeen ilo ka tirsan madaxtooyada Soomaaiya iyo sidoo kale saraakiil sarsare oo ka tirsan Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Soomaaliya, dawladda Soomaaliya ayaa ku gacan sartay dalab ka yimid ka dhanka dawladda Itoobiya oo isku dayaysay in ay […]

22nd September 2024  admin  

Warbixin’ Wasiirka Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Puntland oo kormeer ku tegay dhismaha iyo balaadhinata ka socota Dekedada Boosaaso kana warbixiyey Hlka ay Wax marayaa.