Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

22nd September 2024  admin  

Madaxwweyne Culusoow oo la kulmay Sarkaalkii la doonayey in Darajadiisa la bililiqaysto Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa la kulmay saraakiisha ciidamada cirka dalalka Soomaaliya ee ka qalin jabiyay Kulliyadda Al-saciim ee Ciidamada Cirka dalka Qatar. Madaxweynaha oo dhammaan Saraaakiishan ku bogaadiyey dadaalka iyo kartida ay muujiyeen muddada uu socday tababarku ayaa si gaar […]

22nd September 2024  admin  

Sarkaal reer ” SANAAG ah oo darajadii uu shaqaystay laysku dayey in la bililiqaysto Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya oo ay reer ka shaqeeyaan ayaa baahisay in Askariga Kaalinta 1aad ka galay Tababarka ciidamada cirka ee ay Qatar tababartay, magaciisa ku sheegtay Cabdullaahi Xuseen Xasan oo tababarka wax ka qaatay, kana soo jeeda beesha Madaxwene Culusoow .Halka […]

22nd September 2024  admin  

Qarax galabta ka dhacay magaalada Boosaaso Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qarax uu galabta ka dhacay goob ay dadku iskugu yimaadaan. Maalintii Axaddii ayey ahayd markii mas’uuliyiinta amniga ee magaalada Boosaaso ay ku dhowaaqeen tallaabooyin ay ku adkaynayaan amniga magaalada, gaar ahaan goobaha ganacsiga.

22nd September 2024  admin  

BBC oo ogaatay in Iimaaraadka uu dhaqaale ku bixiyey dilal siyaasadeed maaraadka Carabta ayaa maalgeliyay dilal siyaasadeysan oo ka dhacay Yemen, baaritaan ay BBC-du sameysay ayaa sidaa lagu ogaaday, taasoo oo sii xumeyneysa colaadda ay ku lug leeyihiin dowladda Yemen iyo kooxaha ka dagaalamaya Yemen oo dhawaanahan soo jiidatay indhaha caalamka ee badda cas. Tababarro […]

22nd September 2024  admin  

Madaxweynaha Masar Abdelfatah al-Sisi ayaa shalay shir jaraa’id oo ay Qaahira ku wada qabteen dhiggiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ka sheegay in Masar ay garab taagan tahay Soomaaliya, oo aysan aqbaleyn in qarannimadeeda iyo amnigeeda qalqal la geliyo. Masar ayaa dhinacadeeda waxa uu muran ku saleysan biyaha webiga Nile uu kala dhexeeyay Itoobiya, […]

22nd September 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Doxa kula kulmay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Doxa Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadleen xaaladda dalka iyo duruufaha ku xeeran. Madaxweynaha ayaa dul istaagay guulaha wax-ku-oolka ah ee dowladdu ay […]