Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

11th May 2025 admin
Goobe oo wasiirka dumarka ahaa, oo xilkan aad u j jeclaaLana qabsan waayey ayaa xilkii laga bedelay. Muqdisho, Axad, 22 Diseembar 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa wareegto uu soo saaray waxa […]

11th May 2025 admin
Arin aan Soomaaliya aan horay loogu arag oo ka baxsan dhaqanka Soomaalida iyo Diinta Islaamka ayaa lagu arkay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, Dhacdadan foosha xun ee aan horay Soomaaliya uga dhicinh ee ah in haween ka tirsan maamulka Somaalilnand oo ay ilaalinyaan askarta maamulkaasi inay u dhacaan ama jabsadaan guryihii lbeelaha Harti ku […]

11th May 2025 admin
Maamulka Suuriya oo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda Wakaaladda wararka Suuriya ee SANA ayaa maanta oo Sabti ah warisay in maamulka cusub ee dalkaaso uu magacaabay wasiirka arrimaha dibadda iyagoo doonaya in ay dhisaan xiriir caalami ah laba toddobaad kaddib markii xukunka laga tuuray Bashaar Al-asad. Taliska guud ee talada haya ayaa Ascad Xasan al-Shibani u […]

11th May 2025 admin
Maxaad kala socotaa Shanta madaxweyne ee Afrikaanka ah ee la dilay ka dib markii la afgambiyay? Sida wadamada kale ee aduunka, qaarada Afrika kama aysan badbaadin inqilaabyada rayidka iyo militariga. Laakiin mararka qaarkood afgembiyadani waxay horseedaan in la dilo madaxdii xukunka laga tuuray. Madaxweynayaashaas waxaa ka mid ah kuwo la afgambiyay oo aan la dilin, […]

11th May 2025 admin
Muhiimadda ay leedahay shahaadada ay UNESCO guddoonsiisay Ugaaska beesha Ciise Munaasabad lagu qabtay magaalada Dirir-dhaba ee dalka Itooboiya ayaa maanta shadaado lagu gudoonsiinayay ugaaska beesha Ciise, kadib markii dhawaan hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhaqanka ee UNESCO ay si rasmi ah u aqoonsatay Xeer beesha Ciise, oo ah xeer qarniyo jiray oo ay ku dhaqmaan […]

11th May 2025 admin
Ciro , oo xilal u magcàbay kooxdii Warsangeli ee k uu tàgeeri jirtay Abtinimada iyo Xididnimada. Horjooge Ciro,Xilalka uu u magcaabay beesha Warsangeli waxa ka mid ah wasiir ku xigeenka Awqàafta, oo shaqada wasiirkiisku ay tahay inuu Iclàaminta dhalshada bisha barkaysan èe Ramadan., hase ahaatee aan la garanayn shaqada uu ku xigeenku qabanayo. Ciro, wuxuu […]