Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

22nd September 2024  admin  

Imaaraadka oo ay u kiraysan yihiin Dad laaya siyaasiyiinta Yemaneed Baaritaan ay samaysay BBC-da Carabiga ayaa lagu ogaaday in Imaaraatka ay soo kireysteen calooshood u shaqeystayaal Mareykan ah si ay u dilaan siyaasiyiin u dhashay Yemen. <blockquote class=”twitter-tweet” data-media-max-width=”560″><p lang=”tl” dir=”ltr”>Baaritaan ay samaysay BBC-da Carabiga ayaa lagu ogaaday in Imaaraatka ay soo kireysteen calooshood u […]

22nd September 2024  admin  

Abiye Ahmed: ‘Itoobiya waxay aaminsan tahay midnimada Soomaaliya’ Shir ay Jimicihii yeesheen Xisbiga Barwaaqada ee haya talada Itoobiya ayaa waxa isugu yimid masuuliyiinta ugu sareeya ee waddankaas, sida ra’iisul wasaare Abiye Ahmed. Shirkaas oo ay uga hadlayeen arimaha Itoobiya, sidoo kalana lagu sagootinayay ra’iisul wasaare ku xigeenkii dalkaas oo is casilay, ayaa waxa uu ku […]

22nd September 2024  admin  

Sidee ayay Koonfur Afrika uga falcelisay go’aankii Maxkamadda ICJ? Madaxweynaha Koonfur Africa Cyril Ramaphosa ayaa Jimcihii shalay ku amaanay Maxkamadda Caalamiga in ay xaq u aragtay, xukunna ay ka ridday kiis dacwo ah oo ay ka gudbisay Israel. ICJ ayaa shalay xukmisay in Israel ay qaaddo tallaabooyin ay uga fogaaneyso dhimashada dadka rayidka ah ee […]

22nd September 2024  admin  

22nd September 2024  admin  

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Aqalka Sare oo guddoomiyay kulanka Guddiyada Joogtada Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiyada joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad. Kulanka oo uu goobjoog ahaa Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde oo ajandihiisu […]

22nd September 2024  admin  

Maxaan ka naqaanaa garsooraha Afrikanka ah ee ka codeysay Falastiin kiiskii Maxkamada ICJ Maxkamada Cadaalada Caalamiga ah ayaa ku amartay Israa’iil inay qaado dhamaan talaabooyinka lagu joojinayo falalka xasuuqaa ee Qasa ka dib kiiskii ay maxkamadda u gudbisay dalka Koonfur Afrika ee ka dhan ahaa Israa’iil. Maxkamada ayaa sidoo kale amartay in Israa’iil fasaxdo gargaarka […]