Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

22nd September 2024  admin  

Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS oo daah-furay Shir u dhaxeyo Xukuumadda Faderaalka iyo Saaxibada Caalamka Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta la kulmay ku-xigeenka madaxweynaha Bangiga Adduunka ee u qaabilsan Horumarinta Karaanka Aadanaha, Marwo Mamta Murithi. Marwo Mamta oo maanta dalka soo gaartay ayaa waxay ra’iisul wasaare ku-xigeenka ka […]

22nd September 2024  admin  

Dhirta Soomaaliya ay caanka ku tahay iyo dhibaatada haysata Inkastoo la heli karo dhowr waxyaabood oo Soomaalida u gooni ah, laguna yaqaanno, haddana kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah dhir u gooni ah oo ka baxda dhulka Soomaalida. Sidaasoo ay tahay, deegaannada Soomaalida mid kasta dhir u gooni ah oo lagu yaqaanno ayuu leeyahay. […]

22nd September 2024  admin  

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Riyaad kaga qeybgalay Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca wadamada Islaamka (IMCTC) Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa  Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca Wadamada  ku bahoobey Isbaheysiga Militeriga La-dagaalanka Argagaxisada ee wadamada Islaamka (IMCTC). Wasiir Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa ka […]

22nd September 2024  admin  

Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka sare oo kulan la qaatay Wasiirka xannaanada Xoolaha Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray wasiirka wasaaradda xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eeley). Xubnaha Guddiga oo gudnaya waajibaadka ka saran korjoogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda, ayaa Wasiirka […]

22nd September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said ayaa magacaaabay Xilalka Madax-Guddiyeedyada & Xubnaha Guddiyada Golaha Wakiillada

22nd September 2024  admin  

Qooleey looga shakiyey Basaasnimo ayaa Hindiya lagu qabtay Qooleey looga shakiyey inay u basaasayso Shiinaha ayaa hadda laga sii daayey xabsyga ka dib markii ciidanka amniga Hindiya xireen. Ururada u dooda xaquuqda xayawaanka ayaa soo fara geliyey markii ay ogaadeen in Qooleey loo hayso basaasnimo lagu hayo cisbitaalka xoolaha muddo sideed bilood h Booliiska Hindiya […]