Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

5th May 2025 admin
Ciidamada difaaca Puntland, gaar ahaan ciidamada PMPF ee qaybta ka ah ciidamada fulinaya hawl-galka Hilaac ee ka ciribtiraya Argagixisada Buuralayda Puntland ayaa gulufyo dar-dar xooggan leh ka fuliyey qaybo ka mid ah deegaanno ku teedsan buuralayda Calmiskaad ee G. Bari. Sidoo kale ciidamadu waxa ay hawl-gallo gaar ah ka fuliyeen deegaannada Tuulo Ciise, Raybi Diriqle, […]

Falanqayn guutada Kabtan ayub ee wacdaraha ka dhigtay dagaalki manta Puntland ku qaaday argagaxisada
5th May 2025 admin
Falanqayn guutada Kabtan ayub ee wacdaraha ka dhigtay dagaalki manta Puntland ku qaaday argagaxisada فرحة الشعب الصومالي بسحق فلول الإرهاب الملعون وتصفيتهم من اقليم البونت🇸🇴شورة إبليس لما جيتم صوبنا..😅يا أيها الحمقى تحاربون الشعب المقدس الذي أسلم قبلك وجدك كافر حتى أرضك ليس بها قبلتين مثلنا!!🕌أأنتم أشد بأساً من البرتغاليين والإنجليز والحبوش وغيرهم..💪🏽بئس الفكر الملعون🏴🥾 pic.twitter.com/37XvC40mHU […]
5th May 2025 admin
Subxanallah! Unbelievable! pic.twitter.com/aJtwdhggaS — Marx Roble (@Marxroble) January 2, 2025

5th May 2025 admin
15 qof oo dhintay markii dad baabuur lagu jiirsiiyey New Orleans Ugu yaraan 10 qof ayaa dhintay, 30 kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii baabuur la jiirsiiyey dad ku sugnaa goob caan ah oo dadka dalxiisayaasha ah ay ku badan yihiin, taas oo ku taalla magaalada New Orleans, gobolka Louisiana ee dalka Maraykanka, sida […]

5th May 2025 admin
Daamurka dhismaha wadada ceeldaahir Ceergaabo ayaa maanta lga sooo dejiyey Dekedda Magaalada Boosaaso kaas oo la saari doono 20KM