Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th May 2025  admin  

“Tuulada Geelwayta ama Bender Jadiidda cusub waxa aasaasay Hori Maxamed Ismaaciil oo Jibriil Siciid ah 1890, maalin kaste waxa u sii kordha muhiimad ganacsi oo wayn, waxa laga dhoofiyaa xabagta, uduga iyo xoolaha yaryar.” Qoraalkii aan ka qoray Waqdariya waxa aan ku xusay: Sadexda guri ee dhoobada ah ee ku yaallay Waqdariya in ay kala […]

4th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay oo kulan la qaatay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Calishire, oo ay weheliyaan Guddigii Shirkii Ceelbuh ee Gobolka Sanaag.

4th May 2025  admin  

Maamulka degmada Badhan ayaa booqday deegaanka Wardanbe ee Degmada Badhan Masuuliyiinta maamulka Degmada Badhan ayaana ukuur galay xaalada guud ee deegaankaasi

4th May 2025  admin  

Howlgalkii Puntland ku qaaday Argagixisada halkee marayaa maxaa laga yelaya Ajaanibta Falanqyan

4th May 2025  admin  

WARAYSI XOG BADAN LAGU LAFO GURAY OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN!

4th May 2025  admin  

Lubnaan oo wiilka Sheekh al-Qaradawi u gacan gelinaysa Imaaraadka Dowladda Lubnaan ayaa sheegtay Talaadadii in ay go’aansatay in ay aqbasho codsi uga yimid Imaaraadka oo ku aadan in loo gacan geliyo Abdul Rahman al-Qaradawi, oo ka mid ah mucaaradka Masar, islamarkaana uu dhalay hogaamiyihii ruuxiga ee kooxda Ikhwaanul Muslimiin Sheekh Yuusuf Al-Qaradaawi. Qaradaawi, oo sidoo […]