Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th May 2025 admin
Jacaylkii Maryan u qaaday argagixisada iyo habeenkii ay Badhan seexatay. Maryan Cabdi Iskud, waxay ka soo jeedaa gobolka Bay, waxayna jacayl u qaaday mid ka mid ah argagixisada Alshabaab ee ku dhuumaalaysta buuraha Cal madow Jacaylkii ay Maryan uga timid Koonfurta Soomaaliya oo ay doonaysay inay Jacaylkeeda kula kulanto Buuraha Calmadow si sahlan ayeey ku […]

4th May 2025 admin
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaarahan Puntland ayaa DP World ku wareejisay kooxda FC Bari oo ku Ciyaari doonta Magaceeda.

4th May 2025 admin
Taliye Fu’aad Xanaano “Maalmo dhow ayaan soo af-jaraynaa… Ciidamada Difaaca Puntland ayaa la wareegay saldhigyo ay ku dhuumaalaysanayeen Argagaxisada Daacish buuralayda Calmiskaad.

4th May 2025 admin
Ceerigaabo laguma diririn ee dad aan hubaysnayn ayaa la bililiqaystay

4th May 2025 admin
Suldaanka guud ee beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo ay weheliyaan Guddigii Shirka Ceelbuh ee Difaaca Ceerigaabo yaa kulan la qaatay Cuqaasho iyo Waxgaradka Beesha Warsangeli ee ku dhaqan Magalada Bosaaso.

4th May 2025 admin
Beesha Muuse Biixi oo samaysatay Maleeshiyaad u shaqaynaya sida Garxejis 36. Horay haddii jabhadaha\ii Soomaaliya soo maray ay qaarkood u soo hogaamin jireen Dad aan maskixiyan fayoobeen, jabhaddan cusb ee “SPSPA.” waxa hogaamin doonta Qof dumar ah The fragile political structure is collapsing in #Hargiesa, various sub-clans are now militarizing. The former governor of secessionist […]