Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th May 2025  admin  

Gobolka ugu horeeya ee laga bilaabi doonaa musaafurinta soo-galootiga marka uu Isniinta xilka la wareego Trump Howlgalada lagu soo qabqabanayo iyo masaafurinta muhaajiriinta ugu nool Mareykanka sida sharci -darada ah ayaa lagu wadaa inay bilaabato maalinta ugu horeysa ee uu si buuxda xukunka ula wareego madaxwaynaha cusub Donold Trump, sida ay ku warantay warbaahinta Mareykanka. […]

4th May 2025  admin  

Aragagixisada oo qodan jirtay Macdanta Puntland haystayna Mashiino lagu sameeyo lacagaha counterfeit currency,’ Waxa kale oo la helay shirkadihii iyo shakhsiyaadkii lacagta siin jiray iyo halka ay ugu diri jireen

4th May 2025  admin  

Masuuliyiin Dowladeed ayaa maanta dhiirigelin iyo garaab istaag ugu yimi Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, gaar ahaan ururka 12-aad ee Komaandoosta Madaxtooyada, oo qeyb ka ah Howlgalka dhinaca buuraha Bariga magaalada Boosaaso, si ay u beegsadaan firxadka Argagixisada Daacish ee hadba dhinac u cararaya Buuraha Cal-miskaad

4th May 2025  admin  

Trump oo isku dayaya inuu badbaadiyo TikTok Mike Waltz oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka, isla markaana ah xulashada madaxweynaha la-doortay Donald Trump ee la-taliyaha amniga qaranka, ayaa Arbacadii sheegay in madaxweynaha cusub uu sahminayo siyaabo TikTok ay uga sii jiri karto Mareykanka. Waltz ayaa hadalkan ku sheegay wareysi uu siiyey weriyaha Fox News Bret […]

4th May 2025  admin  

Ka waran haddii madaxweyne ku xigeen uu ku riyoodo inuu madaxa ka gooyo madaxweynaha dalkiisa? Madaxweyne ku xigeenku markuu ku dhawaaqo inuu soo kiraystay gacan ku dhiigleyaal dila madaxweynaha oo uu ku riyoodo inuu madaxa ka gooyo, waxa aad mooddaa in dalkaas dhibaato ba’ani ku jiro. Laakiin dalkaasi waa Philippines, halkaas oo siyaasadda iyo buun-buuninta […]

4th May 2025  admin  

Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Ra’iisul Wasaare Xamza Xukuumadda Puntland ayaa ka hadashay howlgada ciidaankooda ay ka wadaan degaanada buuralayda ah ee ku yaalla gobolka Bari halkaasi oo oo maalmihii u dambeeyay ay dagaal kula galeen maleeshiyada kooxda Daacish oo isugu jira ajnabi iyo Soomaali. Wasiirka warfaafinta Puntland ayaa dhinaca kale ku dhalillay ra’iisal wasaaraha […]