Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

5th May 2025 admin
Halkee maraysaa hawshii sahaminta shidaal ee Soomaaliya? Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar, ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in markabka Oruc Reis uu dhammaystiray 50% baadhitaannadii seismic ee uu ka waday badda Soomaaliya, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu. Markabka seismic-ka ee Turkiga, Oruc Reis, ayaa bishii Oktoobar ee […]

5th May 2025 admin
Maxaa lagaa dhaxlayaaHogaamiyaha waalan ee Xasan Culusoow? Maxaa lagaa dhaxlayaa Majnuun Hassan Sheikh? 463 brutal days left to endure before the election! pic.twitter.com/7vLyuG4khH — Elham Ishmael ✍︎ (@EIshmael_) February 8, 2025

5th May 2025 admin
Shacabka Iyo Maamulka Degmada Baran Ee Gobolka Sanaag Oo Guddiga Taakulaynta Ciidanka Difaaca Dawlada Puntalnd Ku Wareejiyey 410 Neef Ari ah Iyo 220 Kiis Oo Raashina Oo Ay Ku Garab Istaagayaan Ciidamada Difaaca Puntland. Shacabka Iyo Maamulka Degmada Baran Ee Gobolka Sanaag Oo Guddiga Taakulaynta Ciidanka Difaaca Dawlada Puntalnd Ku Wareejiyey 410 Neef Ari ah […]

5th May 2025 admin
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ayaa kulan warbaahineed oo lagu raali gelinayey reer Muqdisho ku bahdilay wasiirka amniga Soomaaliyeed, oo ka mid ah siyaasiyiinta Daarood loo adeegsado bur burka degaanadooda. Wasiirka amniga Soomaaliya Abdullahi Sheikh Ismail, ayaa muuqaalkan wax ku bahdilaya wasiir ku xigeenka warfaafinta oo ka soo jeeda beelaha Hawiye, oo isu arka inuu ka […]