Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH
14th November 2024 admin
Haweeneey 12 sano isbitaalka dhimirka ugu jirtay in la fahmi waayey luuqada ay ku hadasho Dalka Maraykanka, askari ka tirsan booliska Kansas ayaa haweenay da’ ah ka helay qol ay kaga jirtay Kaniisadda Methodist Christian ee Manter, iyadoo xirnayd dhar wasakh leh. Haweenaydan da’da ah waxaa boolisku su’aalo ku waydiiyeen luuqada Ingiriiska, laakiin waxay ku […]
14th November 2024 admin
Guriga Faadumo Jaamac Jibriil ee Baydhabo oo uu xoog ku haysto Sheekh Aadan Madoobe, Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya “Aadan Madoobe iyo Xasan Sheekh yaan la iga aasin haddii ay dhintaan, gurigeygii Baydhabo waxaa xoog ku haysta Aadan Madoobe,” Faadumo Jaamac Jabriil ayaa sheegtay in gurigeeda oo Baydhabo ku yaal uu xoog ku deganyahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya […]
14th November 2024 admin
Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka HirShabeelle oo ka soo jeeda beesha Hawiye Sheekh Cismaan Barre, ayaa eedayn aan read iyo cadayn lahayn, oo aan Booliis baaritaan ka samayn oo ayna dacwad ka soo oogin muwaadin Soomaaliyeed iska daa inay maxkamadi xukuntee ku eedaynaya xildhibaan ka soo jeeda beesha Mareexan inuu dilay Hawiyihii Muqdisho lagu dilay. Cismaan […]
14th November 2024 admin
Shirka Dowladda iyo Dadweynaha oo Maanta Ka Furmay Magaalada Garoowe. Mudnaanaha Hortebinta u leh Wasaaradda Caafimaadka: Siciid Jaamac Qoorsheel.Wasiirka Caafimaadka Puntland, ahna Guddoomiyaha Guddiga horumarinta Arrimaha Bulshada.
14th November 2024 admin
Waa kuma safiirka cusub ee uu Mareykanka u soo magacaabay Soomaaliya ee uu madaxweyne Xasan ka guddoomay warqadaha? Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Mareykanku usoo magacawday Soomaaliya Richard H. Riley, isaga oo ka guddoomay nuqulka Warqadaha safiirnimo ee Soomaaliya. Bishii Maarso ee sannadkii hore ayuu Madaxweynaha Mareykanka, Joe […]
14th November 2024 admin
Siyaasiyintii USC iyo SNM oo qabyaalddii ay Somaliya ku bur buriyeen la galaxy Masaajidadada. Haddaad horay uga yaabanayd madaxweyne Culusoow oo maalinta Jimca qabyaalad uga sheekèya Masàjidka, hadda waxa ku soo biiray Faysal Dhurwaa.. khudbadda Ina Dhurwaa ka Dib maxaa dhacay?. Hoos ka daawo Breaking News 🗞️: Korneyl Muse Bihi fires shots at GarXajis Suldaan […]